Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Bannaan-baxyo lagu taageerayo Hadalkii Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilowday dibad-bax ay dhigayaan dadweyne isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir oo muujiyay dareenkooda ku… Sii akhri

Posted on June 7, 2020June 7, 2020 by News Office

Al-shabaab oo mar kale sheegtay in ay askar badan ka dileen ciidamada Itoobiya

Posted on June 7, 2020June 7, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa mar kale sheegtay in ay askar badan ka dileen ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Bakool ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo soo dhowaysay sii daynta weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon

Posted on June 7, 2020June 7, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhowaysay sii daynta weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo shalay lagu sii daayay cafis uu u… Sii akhri

Golaha Wasiirada Galmudug oo ka shiray Hubka dhigista Malayshiyaadka Beelaha

Posted on June 7, 2020June 7, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa shir guddoomiyay kulan golaha wasiirrada Galmudug ay ku yeesheen magaalda… Sii akhri

Waddooyinka Muqdisho oo xiran iyo bannaan-baxyo la filayo

Posted on June 7, 2020June 7, 2020 by News Office

Inta badan waxaa saaka  xiran wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho halkaas oo ciidamo ka tirsan booliska la soo dhoobay.… Sii akhri

James Swan oo taageero u muujiyay Baarlamanka Soomaaliya

Posted on June 7, 2020June 7, 2020 by News Office

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay  ugu qaabilsan Arrimaha dalka Soomaaliya, James Swan waxa uu Fariin u diray Xildhibaanadda… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo lagaga oriyay Baarlamaanka

Posted on June 6, 2020June 6, 2020 by News Office

Kalfadhiga Todobaad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabtiya ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada… Sii akhri

Puntland oo dishay Madaxii Al-shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada Gobolka Mudug

Posted on June 6, 2020June 6, 2020 by News Office

Laamaha Amniga Dowladda Puntland ee ku sugan Magaalada Gaalkacyo, oo kaashanaya Taliska Ciidanka Danab ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta… Sii akhri

Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dib u helay xorriyaddiisa

Posted on June 6, 2020June 6, 2020 by News Office

Weriye  Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu mudda sannad ah u xirnaa maamulka Somaliland.… Sii akhri

Faransiiska oo dilay Hoggaamiyihii Al-Qaacida ee Afrika

Posted on June 6, 2020June 6, 2020 by News Office

Militeriga Faransiiska ayaa dalka Mali ku dilay Abdelmalek Droukdel oo ahaa, hogaamiyaha ururka Al-Qaacida ee Waqooyiga Africa, sida ay xaqiijiyeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close