Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dowlad goboleedyada kala hadlaysa doorashooyinka dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Shalay shirka guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee tubta Siyaasadda loo… Sii akhri

Posted on June 9, 2020June 9, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in Shir Wada-tashiya laga yeesho doorashada dalka

Posted on June 9, 2020June 9, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka  Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo jeediyey in wada-tashiyada la xiriira doorashada heer federaal ay… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo soo dhowaysay Istiraatijiyada La-dagaallanka Musuq maasuqa ee Soomaaliya

Posted on June 8, 2020June 8, 2020 by News Office

Qaramada Midoobe ayaa soo dhaweeysey talaabadii dhawaan dawladda Federal-ka Soomaaliya u qaaday in ay wax uga qabato musuq-maasuqa. Golaha wasiirada… Sii akhri

Xildhibaanada Minneapolis oo ayiday in la kala diro booliska

Posted on June 8, 2020June 8, 2020 by News Office

Inta badan xubnaha golaha deegaanka ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa sheegay Axaddii in ay taageerayaan kala dirista waaxda… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo lagu eedeeyay in uu Dastuurka jebiyay

Posted on June 8, 2020June 8, 2020 by News Office

Xoghayihii hore ee Arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell ayaa si adag u cabmaareeyey sida uu Madaxweyne Donald Trump uu u… Sii akhri

Laamaha Amniga Puntland iyo Galmudug oo hawlgal wadajir ah ka fuliyay Gaalkacyo

Posted on June 8, 2020June 8, 2020 by News Office

Laamaha Amniga Puntland iyo Galmudug, oo ay weheliyaan Ciidamada Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay hawlgall wadajir ah ka fuliyay… Sii akhri

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Puntland oo ka digay Doorasha qof iyo cod ah oo ku salaysan 4.5

Posted on June 8, 2020June 8, 2020 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Avv. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, ayaa si adag uga digay in Doorashada… Sii akhri

Militariga Soomaaliya oo fasiliyay Qaraxyo ay maleegayeen Al-shabaab

Posted on June 8, 2020June 8, 2020 by News Office

Taliska Ciidamada Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin ku dhow degaanka Janaale ee Gobolka Shabellada Hoose,waxaana… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo shaacisay Warbixinta Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Posted on June 7, 2020June 7, 2020 by News Office

Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta Sabtiya shaacisay tirada ardayda u fariisanaysa imtixaanka Shahaadiga ah, xarumaha imitixanaadka… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo hoygiisa ku booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse

Posted on June 7, 2020June 7, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo xubno kamid ah weftiga uu hoggaaminayo ee safarka shaqo ku maraya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close