Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo sheegtay in dowladda madaxweyne Farmaajo ay ku fashilantay hoggaaminta dalka

Xukuumadda Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay in ay ku fashilantay dhammaan Arrimihii masiiriga ahaa ee loo doortay in… Sii akhri

Posted on June 10, 2020June 10, 2020 by News Office

Ergooyin Nabadeed oo ku baxay Colaad ka aloosan Buuhoodle

Posted on June 10, 2020June 10, 2020 by News Office

Ergooyin Nabadeed oo ka kooban cuqaal, Waxgarad iyo Isimo isaga yimid degaannada kala duwan ee gobollada Sool iyo Cayn, ayaa… Sii akhri

Jubaland oo soo bandhigtay mowqifkeeda doorashada Soomaaliya ee 2020/2021

Posted on June 10, 2020June 10, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa markii u horraysay soo bandhigtay mowqifkeeda ku aaddan doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 iyo qabsoomi waaga shirkii… Sii akhri

Maraykanka oo ku baaqay in ay Shir deg deg ah isu’gu yimaadaan dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada

Posted on June 10, 2020June 10, 2020 by News Office

Safaaradda dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa ugu baaqday madaxda dowladda Soomaaliya in sida daatuurku dhigayo, ay tahay in ay la… Sii akhri

Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhoweeyay Baaqii Aqalka Sare

Posted on June 10, 2020June 10, 2020 by News Office

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa habeenkii xalay ahaa caddeeyay mowqifka Madasha xisbiyada… Sii akhri

Madaxweyne Lafta Gareen iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Xudur

Posted on June 9, 2020June 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur… Sii akhri

Duqa Qardho oo amray in aan dib loo dhisan karin Guryihii iyo Meheradihii ku dumay Fatahaaddii Qardho

Posted on June 9, 2020June 9, 2020 by News Office

Duqa Degmada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan ayaa amar ku bixiyay in aan la dhisan Karin dhammaan… Sii akhri

Puntland oo shaacisay magacyada mas’uuliyiin hore oo ay sheegtay in ay khalkhal gelin wadaan

Posted on June 9, 2020June 9, 2020 by News Office

Dowladda Puntland ayaa markii u horraysay ka hadashay Ciidamo dhowaan ka soo muuqday baraha bulshada oo sheegay in ay ka… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo si adag u beenisay warar laga faafiyay

Posted on June 9, 2020June 9, 2020 by News Office

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa waxba kama jiraan ku tilaamay Warar soo baxay oo sheegayay, in Maamulka Koonfur Galbeed… Sii akhri

Guddiga joogtada ah ee Baarlamanka Soomaaliya oo maanta ka shiraya Ajandaha Kalfadhiga

Posted on June 9, 2020June 9, 2020 by News Office

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Villa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close