Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Rooble maanta kulan gaar ah la yeelanaya Midowga Murashixiinta

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta oo Isniin ah mar kale kulan gaar ah la yeelan… Sii akhri

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weeraro Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen Sacuudiga

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Wasaaradda Arrimaha dibadda iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar gantaalo ah oo maleeshiyaadka Xuuthiyiinta… Sii akhri

Dowladda Iraan oo diiday in ay wada-hadal la gasho Maraykanka iyo Midowga Yurub

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Iiraan ayaa meesha ka saartay in kulan aan rasmi ahayn ay la yeelato Mareykanka iyo quwadaha Yurub si dib boorka… Sii akhri

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Qansax-dheere

Posted on February 28, 2021February 28, 2021 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Qansax-dheere ee Gobolka… Sii akhri

Wasaaradda arrimaha gudaha Tunisia oo qabatay tahariibaal u socday Talyaaniga

Posted on February 28, 2021February 28, 2021 by News Office

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia oo samaysay tallaabooyin looga hortagayo Tahriibinta ayaa soo qabatay 87 qof, kuwaas oo qorsheynayay… Sii akhri

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo cunaqabateyn saaray sadex horjooge oo ka tirsan shabaab

Posted on February 27, 2021February 27, 2021 by News Office

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro saddex xubnood oo ka tirsan… Sii akhri

Sirdoonka Maraykanka oo shaaciyay in Maxamed Bin Salman uu amray dilkii Khashoggi

Posted on February 27, 2021February 27, 2021 by News Office

Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay… Sii akhri

Eritrea oo war kasoo saartay xasuuq loo heysto in ay ka geysatay Tigray

Posted on February 27, 2021February 27, 2021 by News Office

Dowladda Eretariya ayaa sidii caadada u ahayd u beenisay eedeymo ku saabsan in militarigeeda ka dagaallamaya gobolka Tigray ee waqooyiga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay Heshiiska dhexmaray dowladda iyo Mucaaradka

Posted on February 26, 2021February 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo… Sii akhri

Ciidamada Eritrea oo xasuuq ka gaystay gudaha Itoobiya

Posted on February 26, 2021February 26, 2021 by News Office

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay waxa ay ku sheegtay in boqollaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close