Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada-hadlay xiriirka labada dal

Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Belel Cusmaan, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka waddanka Russia u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Posted on April 15, 2021April 15, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Beesha Caalamku dhiirri-gelinayso Argagixisada gudaha Soomaaliya

Posted on April 15, 2021April 15, 2021 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii u horraysay jawaab rasmiya ka bixisay walaaca Beesha Caalamku ka muujisay mudda kordhinta Aqalka hoose… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Sabtida hortagaya Baarlamanka Puntland

Posted on April 15, 2021April 15, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu Sabtida soo socota hortago mudanayaasha Baarlamanka Puntland, si uu… Sii akhri

Beesha Caalamka oo si wadajir ah uga hortimid mudda kordhinta dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Wakiilada Beesha Caalamka oo war-saxaafeed wadajir ah soo saaray, ayaa ka horyimid mudda kordhinta loo sameeyay hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Qarax khasaare xooggan gaystay oo ka dhacay nawaaxiga Balcad

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegay in degaan ka tirsan degmadaas uu qarax kula kacay… Sii akhri

Jarmalka oo ka horyimid mudda kordhinta dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in go’aankii lagu ansixiyay muddo kordhinta hay’adaha dowladda Soomaaliya, uu yahay go’aan halis ku ah amniga… Sii akhri

In ka badan 20 carruur ah oo ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaal dalka Niger

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

In ka badan 20 carruur ah oo ka dhashay qooysas danyar ah, ayaa ku geeriyooday magaalada Niamey ee caasimadda Niger,… Sii akhri

Dad gaaraya 2000 oo ka qaxay colaadda Daarfuur ayaa gaaray dalka Chad

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in 1,860 qof oo ka qaxay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalka Daarfuur  ee Suudaan… Sii akhri

Dowladda Masar oo eedayn u jeedisay Itoobiya

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Saamix Shukri oo khadka taleefanka kula xiriiray  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutierrez,  ayaa ka… Sii akhri

Maraykanka oo dowladda Soomaaliya ugu hanjabay cunaqabatayn iyo xayiraad dhanka socdaalka ah

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay aad uga xumaatay mudda kordhinta aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u sameeyay hay’adaha dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close