Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Muxu yahay ujeedka safarka madaxweyne Farmaajo ku tegay dalka KOONGO?

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo halkaas… Sii akhri

Posted on April 19, 2021April 19, 2021 by News Office

Dowladda Ingiriiska oo beenisay war ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster, ayaa beenisay war ay faafisay xukuumadda Soomaaliya, kaas oo ku saabsan kulan… Sii akhri

Eritrea oo si rasmiya u shaacisay in ay Ciidankeeda kala baxayso Gobolka Tigray

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Dowladda Eritrea, ayaa markii ugu horreysay si rasmiya u shaacisay, in ay ciidankeeda kala baxayso gobolka Tigray ee woqooyiga dalka… Sii akhri

Ciidamada Saadaq Joon oo fariisimo ka samaystay xaafado ka tirsan Muqdisho

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamo daacad u ah Taliyihii hore ee Booliiska Gobolka Banaadir Gen. Saadaq… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo diiday codsi uga yimid Madaxweyne Farmaajo

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta Soomaaliya, si adag u diiday dalab ka yimid Madaxweyne Farmaajo, kaas oo Murashixiinta ka codsaday in uu… Sii akhri

Golaha Amniga oo ansixiyay xabbad joojin laga hirgeliyo Libya

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,  ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin,  isla markaana dalkaas loo direy 60… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo hawlgal wadajir ah ka fuliyay Gaalkacyo

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Ciidamada Booliiska Galmudug iyo Puntland ayaa xalay Gaalkacyo ka fuliyay Howlgalo Wadajir ah oo Amniga lagu xaqiijinayo. Howlgalkaan oo ay… Sii akhri

Dagaal beeleed dib uga qarxay Gobolka Sool

Posted on April 16, 2021April 16, 2021 by News Office

Dagaal beeleed hubaysan, ayaa mar kale saaka dib uga qarxay ceelka Dhabar-dalool, oo koonfur kaga beegan degmada Duddun ee Gobolka… Sii akhri

Puntland oo baaq nabadeed ka soo saartay colaad beeleed ka aloosan Gobolka Sool

Posted on April 16, 2021April 16, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa xalay baaq nabadeed ka soo saartay, colaad beeleed ka taagan degaanka Dhabar-dalool oo ka tirsan Gobolka Sool.… Sii akhri

Madaxweynaha Jabuuti oo dhex-dhexaadinaya dalalka ku muransan webiga Niil

Posted on April 16, 2021April 16, 2021 by News Office

Madaxweynayaasha Masar iyo Jabuuti ayaa isku raacay muhiimadda ay leedahay, in la xalliyo muranka biya-xireenka Itoobiya ka dhisayso webiga Niilka,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close