Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maraykanka oo Ciidankiisa kala baxaya dalka Afghanistaan

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filaya in uu ku dhawaaqo xilliga Ciidamadda Maraykanka ay kasoo baxayaan dalka Afghanistaan. Saraakiisha… Sii akhri

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay mudda kordhintii loo sameeyay dowladda

Posted on April 13, 2021April 13, 2021 by News Office

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cismaan Abukar Dubbe, ayaa shaaciyay in madaxweyne Farmaajo uu fiidnimadii Caawa saxiixay qaraarkii Jihaynta doorashooyinka… Sii akhri

Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya oo ka horyimid mudda kordhinta dowladda

Posted on April 13, 2021April 13, 2021 by News Office

Isu’tagga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya, ayaa si adag uga horyimid mudda kordhinta loo sameeyay golayaasha kala duwan ee dowladda Federaalka.… Sii akhri

Gaalkacyo: Askar ka soo goostay ciidamada Federaalka oo Puntland lagu soo dhoweeyay

Posted on April 13, 2021April 13, 2021 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland, ayaa maanta Gaalkacyo ku soo dhoweeyay askar ka soo jeeda Puntland, oo ay sheegeen in ay… Sii akhri

Maraykanka oo mar kale baaris ku samaynaya weerarkii Manda Bay

Posted on April 13, 2021April 13, 2021 by News Office

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin, ayaa amar ku bixiyay in mar kale baaritaan lagu sameeyo weerarkii Al-shabaab ay ku qaaday… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo Taliyaasha Ciidamada ugu baaqay in ay ka horyimaadan Madaxda dowladda Federaalka

Posted on April 13, 2021April 13, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta, ayaa ugu baaqay Taliyaasha Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, in aysan u hoggaansamin Amarrada Madaxda dowladda ee mudda… Sii akhri

Dowladda Suudaan oo maxaabiis dagaal ku wareejinaysa Itoobiya

Posted on April 13, 2021April 13, 2021 by News Office

Dowladda Suudaan, ayaa qorsheyneysa inay Itoobiya ku wareejiso 60 maxbuus oo lagu qabtay iska hor imaadyadii ka dhacay xuduudda labada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay mudda kordhinta loo sameeyay dowladda

Posted on April 12, 2021April 12, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay mudda kordhinta ay u sameeyeen Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay laba sano oo muddo kordhin ah

Posted on April 12, 2021April 12, 2021 by News Office

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka federalka ah ee Soomaaliya ayaa go’aamiyey in muddo 2 sano ah loogu daro golayaasha dowladda Federaalka… Sii akhri

Xasan Khayre: Farmaajo dalka wuxu ku sii wadaa godmadow

Posted on April 12, 2021April 12, 2021 by News Office

Ex. Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre oo haatan warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay in madaxweynaha mudda-xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close