Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Mideeye oo isu- soo baxyo waaweyn ku qabtay degmooyinka loo asteeyay doorashada

Urur Siyaasadeedka Mideeye, ayaa maanta isu-soo baxyo waaweyn ku qabtay saddexda degmo ee loo asteeyay doorashooyinka hordhaca ah ee dowladaha… Sii akhri

Posted on October 4, 2021October 5, 2021 by News Office

Puntland: Waxan soo dhowaynay laba kun oo qof oo laga soo raafay magaalada Laascaanood

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah Golaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo u ambabaxay waddanka Qatar

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo oo ku wajahan dalka Qatar

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Isniin ah ku wajahan magaalada… Sii akhri

Dowladda Kenya oo la sheegay in ay maraakiib dagaal soo dhoobtay bada Soomaaliya

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Kenya maraakiib… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saaka u safray Itoobiya

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u safray magaalada Addis ababa ee waddanka… Sii akhri

Go’aanno laga soo saaray colaaddi Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Guddi ka kooban cuqaal iyo isimo, oo ku hawllan xallinta colaaddii Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye, ayaa si rasmiya u shaaciyay shir… Sii akhri

Kuraas kamid ah doorashada Aqalka sare oo maanta ka dhacaysa Jowhar

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Laba kamid ah kuraasta Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Jowhar ee… Sii akhri

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Posted on October 4, 2021October 4, 2021 by News Office

Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan… Sii akhri

Galmudug oo bilowday abaabul ciidan oo ka dhan ah Ahlusunna

Posted on October 3, 2021October 3, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka wada abaabul ciidan oo ka dhan ah xoogagga Ahlusunna. Wararku waxay sheegayaan in saraakiisha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close