Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Shiinaha iyo Maraykanka oo maanta kulan gaar ah yeelanaya

Agaasimaha Xafiiska Guddida arrimaha dibedda ee Guddiga dhexe ee xisbiga shuuciga dalka shiinaha.  Mr. Yang Jiechi iyo la taliyaha Amniga… Sii akhri

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Urur siyaasadeedka Mustaqbal war ka soo saaray mas’uul laga xiray ururkooda

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Urur Siyaasadeedka Mustaqbal ayaa si adag u cambaareeyay xariga loo geestay Axmed Qaasim Maxamed oo ah Madaxa garabka dhalinyarada Urur… Sii akhri

Mas’uul ka tirsan urur siyaasadeedka Mustaqbal oo Garoowe lagu xiray

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada urur siyaasadeedka Mustaqbal, Axmed Saahid Qaasim Maxamed ayaa maanta lagu xiray magaalada Garoowe. Axmed Saahid ayaa warbaahinta… Sii akhri

Puntland oo dil toogasho ah ku fulinaysa shabakad ka tirsan Al-shabaab

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland, ayaa xukun kama dambays ah ku ridday shabakad ka kooban sideed… Sii akhri

Qardho: Urur siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinaan oo sheegay in is hor-taag dowladdu ku sameeyay

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Urur siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan ayaa sheegay in maanta laga hor istaagay olole nadaafadeed oo uu ka samayn lahaa magaalada… Sii akhri

Booliiska Garoowe oo gacanta ku dhigay khamri iyo gaarigii siday

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Booliiska caasimadda Garoowe ayaa soo bandhigay khamri iyo gaarigii siday oo xalay lagu qabtay saldhiga galbeed ee magaalada. Taliye ku… Sii akhri

Guddiga qiimaynta Amniga Garoowe oo la shirsan maamulka degmada iyo saraakiisha Amniga

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Guddigii madaxweyne Deni u magacaabay qiimaynta iyo tala-bixinta Amniga caasimadda Garoowe ayaa la hadda shirsan duqa degmada Garoowe saraakiisha laamaha… Sii akhri

Roobab mahiiggaan ah oo ka da’ay Gobollada Bari iyo Karkaar ee Puntland

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Roobab mahiiggaan ah ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degaanno ka tirsan Gobollada Bari iyo karkaar ee Puntland. Gobolka… Sii akhri

Madaxda Mideeye iyo Caddaalad iyo Sinnaan oo kulan gaar ah ku yeeshay Qardho

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta urur siyaasadeedyada Mideeye iyo Sinnaan iyo Caddaalad ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay caleema-saarka xukuumada cusub ee Itoobiya

Posted on October 5, 2021October 5, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay Munaasabadda caleemo-saarka Xukuumadda Cusub ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close