Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dalka Peru oo yeeshay Ra’iisul wasaare cusub

Madaxweynaha Peru, Pedro Castillo ayaa maanta wasiirka koobaad ee dalkaasi u dhaariyay haweeneyda lagu magacaabo Mirtha Vasquez, markii uu dhowaan is… Sii akhri

Posted on October 7, 2021October 7, 2021 by News Office

Shirka Amniga Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta shir-guddoomiyay Shirka Guddiga Amniga Puntland. Madaxweyne… Sii akhri

Shirweyne ka dhacay Madaxtooyada Puntland

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, waxaa maanta ku qabsoomay Shirweynaha Guud ee Shaqaalaha Madaxtooyada Puntland, Kaasi oo looga hadlay dardargelinta… Sii akhri

Golaha Midowga Murashixiinta oo qoraal kulul ka soo saaray Raafkii Laascaanood

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho ayaa si weyn u cambaareeyay Raafkii Somaliland ka samaysay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. War-saaxafadeed… Sii akhri

Kooxda Taalibaan oo bilowday dilal sharciga ka baxsan

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Hay’adda u doodda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ku eedeysay kooxda Taalibaan in ay si sharci darro ah u… Sii akhri

Dhinacyada Galmudug iyo Ahlusunna oo abaabul iyo hub urursi bilaabay

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Xiisadda colaadeed ee u dhexaysa Galmudug iyo Ahlusunna ayaa cirka isu shareertay iyadoo aysan jirin wax waan-waan ah oo laga… Sii akhri

Maamul cusub oo loo doortay degmada Qandala

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Maamul cusub ayaa loo dhisay degmada Qandala ee Gobolka Bari kadib markii ay halkaas  gaareen mas’uuliyiin ka tirsan Puntland. Gole… Sii akhri

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Nugaal oo maanta xilka la wareegaya

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Maxamuud Xasan Maxamed (Cawil Mataan), ayaa lagu wadaa in uu maanta si rasmiya ula wareego mas’uuliyadda Gobolka.… Sii akhri

Xildhibaano ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada Jowhar

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xalay halkaas uu ka dhacay qarax lala eegtay mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle.… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo ka maanta ka shiraya xaaladda Itoobiya

Posted on October 6, 2021October 6, 2021 by News Office

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin kooban… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close