Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo ka tacsieeyay Geerida Marxuum Salaad Dhega-dheere

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka tacsiyeeyay Geerida S/Guuto Salaad Maxamuud… Sii akhri

Posted on October 8, 2021October 8, 2021 by News Office

Qalalaase ka taagan Koonfurta Gaalkacyo

Posted on October 8, 2021October 8, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa bartamaha Koonfurta Gaalkacyo ku dhacay Gaarigii Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug G/sare Qaasim… Sii akhri

S/Guuto Salaad Dhega-dheer oo Garoowe ku geeriyooday

Posted on October 8, 2021October 8, 2021 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa Saaka Garoowe ku geeriyooday S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhega-dheere) oo ka tirsanaa Saraakiisha Hoggaamada Taliska… Sii akhri

Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo shaqada laga joojiyay

Posted on October 7, 2021October 7, 2021 by News Office

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan  ayaa maanta shaqada ka joojiyay Wasiirka Qorshaynta iyo… Sii akhri

Wasiirkii Amniga Galmudug oo is casilay

Posted on October 7, 2021October 7, 2021 by News Office

Wasiirka Amniga Galmudug, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in uu xilka iska casilay, kadib markii isaga iyo Madaxweyne Qoor Qoor… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on October 7, 2021October 7, 2021 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga,… Sii akhri

Waan-waantii u dambaysay ee laga dhex waday Galmudug iyo Ahlusuna oo fashilantay

Posted on October 7, 2021October 7, 2021 by News Office

Waxa fashil ku dhammaaday waan-waan saacadihii la soo dhaafay xildhibaanno ka tirsan Galmudug ka dhex wadeen xukuumadda Galmudug iyo Culimada… Sii akhri

Gen. Cabdalla: Fahad iyo Farmaajo ayaa hurinaya colaadda Galmudug

Posted on October 7, 2021October 7, 2021 by News Office

Taliy ku xigeenkii hore ee hay’adda Sirdoonka dowladda Federaalka ee NISA Gen. Cabdalla Cabdalla ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo… Sii akhri

Xaruntii degmada Garbahaarrey oo xoog lagu qabsaday iyo xiisad ka taagan

Posted on October 7, 2021October 7, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarrey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas laga dareemayo xiisad dagaal kadib markii xoog… Sii akhri

Dhul-gariir dad badan ku dhinteen oo ka dhacay dalka Pakistan

Posted on October 7, 2021October 7, 2021 by News Office

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay ilaa 300 oo kalena waa ku dhaawacmeen saacadihii hore ee Khamiistii, kadib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close