Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiir Fiqi oo gaaray degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Wasiirada Wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo Koonfur Galbeed Mudane Abdullahi Haaji Hassan wefdi… Sii akhri

Posted on November 6, 2022November 6, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay dhaqaatiir ka yimid Jabuuti

Posted on November 6, 2022November 6, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka aan walaalaha nahay… Sii akhri

Ciidamada Macawisleey ee Gobolka Hiiraan oo saaka weerar qorshaysan ku qaaday Al-shabaab

Posted on November 6, 2022November 6, 2022 by News Office

Ciidamada Macawisleey ee Gobolka Hiiraan ayaa saaka weerar qorshaysan ku qaaday fariisimo Al-shabaab ku leeyihiin degaannada Baarrey iyo Dhoqor oo… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka socda Galmudug oo booqday Ciidamada ku sugan degmada Wisil

Posted on November 6, 2022November 6, 2022 by News Office

Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari ayaa maanta booqday… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo beeniyay eedayn uga timid Imran Khan

Posted on November 6, 2022November 6, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa si adag u beeniyay eedeymaha uga yimid hogaamiyaha mucaaradka, Imran Khan oo ku eedeeyay… Sii akhri

Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Posted on November 5, 2022November 5, 2022 by News Office

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax is-miidaamin ah oo Caawa ka dhacay albaabka hore ee Xero lagu tababaro… Sii akhri

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo boqday Xarunta Baarlamanka Puntland

Posted on November 5, 2022November 5, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Mudane… Sii akhri

Xog: Madaxtooyada Puntland oo damacsan in la furo Dastuurka

Posted on November 5, 2022April 30, 2023 by News Office

Xog hoose oo aan weli soo bixin ayaa sheegaysa in uu jiro qorshe la damacsan yahay in lagu furo Dastuurka… Sii akhri

Somaliland oo beenisay in ay magan-geliso kooxaha Argagixisada

Posted on November 5, 2022November 5, 2022 by News Office

Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Gen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan-geliso kooxaha Argagixisada… Sii akhri

Shaqaalaha Shirkadda Twitter oo barkood shaqada laga saarayo

Posted on November 5, 2022November 5, 2022 by News Office

Shirkadda Twitterka ayaa si ku meel gaar ah u xirtay xafiisyadeeda maalintii Jimcihii, waxaana shaqaalaha loo sheegay in ay heli… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close