Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo sheegtay in ay caddayn buuxda u hayso wada-shaqaynta Somaliland iyo Argagixisada

Jananka ugu sarreeya Ciidamada difaaca Puntland ayaa Khamiistii shaaciyay in ay Somaliland maal-geliso kooxaha Argagixisada ah. Taliyaha guud ee Ciidamada… Sii akhri

Posted on November 4, 2022November 4, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe ku kulmay

Posted on November 4, 2022November 4, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magalada… Sii akhri

Benjamin Netanyahu oo mar labaad noqday Ra’iisul wasaaraha Israel

Posted on November 4, 2022November 4, 2022 by News Office

Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Israel Benjamin Netanyahu ayaa helay codad ku filan oo uu ku soo dhisi karo xukuumad,… Sii akhri

Maxaa maanta looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya?

Posted on November 3, 2022November 3, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran… Sii akhri

Wefdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo gaaray Garoowe

Posted on November 3, 2022November 3, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Garoowe ku soo dhaweeyey Guddodoomiyaha Golaha Shacabka BFS ahna ku-simaha Madaxweynaha… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo wada qorshe ku jihaysan difaaca Gobollada SSC

Posted on November 3, 2022November 3, 2022 by News Office

Qaar kamid ah xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa wada abaabul xooggan oo ku jihaysan arrima difaaca Gobollada SSC. Wararku waxay sheegayaan… Sii akhri

Guddoomiyihii hore ee Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo ku geeriyooday Garoowe

Posted on November 3, 2022November 3, 2022 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha dowladda… Sii akhri

Muqdisho: Laba nin oo lagu helay Shabaabnimo oo toogasho lagu fuliyay

Posted on November 3, 2022November 3, 2022 by News Office

Cabdulle Axmed Muudey iyo Cumar Aadan Maxamed oo hore loogu helay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa saaka lagu… Sii akhri

Madaxweynayaash Soomaaliya iyo Masar oo kulmay

Posted on November 2, 2022November 2, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta Nairobi u safray

Posted on November 2, 2022November 2, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta u safray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweyne Siciid Deni ayaa lagu wadaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close