Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiir Fiqi oo la kulmay Gudoomiyaha Hay’ada Maaraynta Musiibooyinka dalka

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay guddoomiyaha hey’adda… Sii akhri

Posted on November 8, 2022November 8, 2022 by News Office

Puntland: Isbeddel lagu sameeyay degmooyinka loo qorsheeyay doorashooyinka qof iyo cod

Posted on November 8, 2022November 8, 2022 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa isbeddel aan weli la shaacin ku sameeyay liiska degmooyinka loo diiwaan-geliyay doorashooyinka lagu… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti

Posted on November 8, 2022November 8, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti. Ra’iisul wasaare Xamse iyo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo u safray dalka Jabuuti

Posted on November 8, 2022November 8, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb-galay Shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka

Posted on November 7, 2022November 7, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay furitaanka shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka (COP27) oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo arrima Ganacsi u aadaya dalka Zambia

Posted on November 7, 2022November 7, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa ku sii jeeda dalka Zambia.… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud

Posted on November 7, 2022November 7, 2022 by News Office

Af-hayeenka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya S/Guuto Cabdullaahi Cali Caanood ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal saaka ka dhacay degaanka Qaayib ee Gobolka… Sii akhri

Maraykanka oo cambaareeyay tijaaba ay Iran ku samaysay gantaal cusub

Posted on November 7, 2022November 7, 2022 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u cambaaraysay tallaabada ay dowlada Iran ku tijaabisay gantaal cusub oo siday dayax gacmeed. Wasaaradda… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaminayo oo xalay gaaray dalka Masar

Posted on November 7, 2022November 7, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Sharma El Sheikh ee dalka… Sii akhri

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta laga saagootiyay Garoowe

Posted on November 6, 2022November 6, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Maanta saagootiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Aaden Maxamed Nuur… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close