Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Abwaan Cabdirashiid oo lagu wado in uu ku dhawaaqo in uu iska casilay xildhibaankii Puntland

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ku dhawaaqo in uu… Sii akhri

Posted on July 8, 2025 by News Office

Mareykanka oo xalay duleedka Boosaaso ku weeraray horjooge iyo firxad ka tirsan Daacish

Posted on July 8, 2025 by News Office

Ciidamada Mareykanka ayaa xalay weerar xooggan ku miray bartilmaameedyo oo dhaca togga Baallade oo dhinaca koonfur bari ka xiga magaalada… Sii akhri

Abwaan: Deni wuxu soo raraya qabiilkiisa si uu xoog ugu soo dejiyo dhulka Reer Maakhir

Posted on July 8, 2025July 8, 2025 by News Office

Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaanka) oo ka tirsan golaha Baarlamaanka Puntland horena u soo noqday guddoomiyaha golaha ayaa ku eedeeyay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo hanjabaad culus u diray Maamulka SSC-khaatumo una digay Villa Somalia

Posted on July 7, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo galabta magaalada Qardho tababar ugu soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada difaaca Puntland ayaa si… Sii akhri

Puntland oo fashilisay Shir siyaasadeed Villa Somalia ka abaabulaysay Gobolka Sanaag

Posted on July 7, 2025July 7, 2025 by News Office

Degaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag oo maalmahan xiisad siyaasadeed ka taagnayd ayaa saaka deggan kaddib markii uu xalay halkaasi isaga… Sii akhri

Waa kuma shakhsiga loo saadaalinayo in uu noqdo duqa cusub ee Boosaaso?

Posted on July 7, 2025July 7, 2025 by News Office

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali (Jinac) oo lagu wado in uu ku soo baxo duqa cusub ee degmada Boosaaso ayaa saaka noqday… Sii akhri

Booliska Puntland oo qabtay eedaysane loo haysto dilka nin Itoobiyaan ah

Posted on July 7, 2025July 7, 2025 by News Office

Ciidanka Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari ayaa xaqiijiyey inay gacanta ku soo dhigeen eedeysane Maxamuud… Sii akhri

Ujeedka Safarka Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo galabta Laascaanood tegey

Posted on July 6, 2025July 6, 2025 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka Ganacsiga DFS, Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) ayaa galabta tegey magaalada… Sii akhri

XOG: Magacyada hoggaamiyaashii ugu muhiimsanaa Daacish oo lagu dilay Hawlgalka Calmiskaad

Posted on July 6, 2025 by News Office

Qalfooftii hoggaamineed ee mileeshiyaadka Daacish ayaa luntay kaddib markii Hawlgalka Calmiskaad lagu dilay hoggaamiyaashii ugu muhiimsanaa qaab-dhismeedka maamul ee kooxdaasi.… Sii akhri

Puntland: Dhaq dhaqaaq siyaasadeed iyo xiisad ka aloosan Gobollada Sanaag iyo Highland

Posted on July 5, 2025 by News Office

Loollan xooggan ayaa ka aloosan gobollada Sanaag iyo Highland, halkaasi oo ay dhaq dhaqaaq siyaasadeed ka wadaan siyaasiyiin ay riixayso… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close