Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo isku mawqif ka noqday Shirka Laascaanood

Garaadka guud ee Beelaha Dhulbahante garaad Jaamac garaad Cali oo markii u horraysay ka hadlay mawqifkiisa ku saabsan Shirka dhammaystirka… Sii akhri

Posted on July 12, 2025 by News Office

Shirkii dhammaystirka Maamul u samaynta SSC-khaatumo oo mar kale maanta la baajiyay

Posted on July 12, 2025July 12, 2025 by News Office

Shirkii dhammaystirka maamul u samaynta SSC-khaatumo oo lagu waday in uu furmo maanta oo Sabti ah ayaa la baajiyay, kaddib… Sii akhri

Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland

Posted on July 11, 2025 by News Office

Puntland oo kaashanaysa dowladda Maraykanka ayaa xalay Sahay iyo Raashin dhinaca Cirka uga dejisay Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan… Sii akhri

Ciidamo gadoodsan oo qabsaday Hotelkii lagu qaban lahaa Shirka dhammaystirka SSC-khaatumo

Posted on July 10, 2025 by News Office

Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan SSC-khaatumo ayaa saaka qabsaday Hoteel Jidbaale ee magaalada Laascaanood, halkaasi oo lagu waday in uu… Sii akhri

Habraaca Amniga Shirka dhammaystirka SSC-khaatumo oo la shaaciyay

Posted on July 10, 2025 by News Office

Wasaaradda Amniga SSC-khaatumo oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay habraac amni oo ku saabsan Shirka Dhammaystirka Maamul dhiska Khaatumo oo… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Jinac oo maanta loo doortay duqa cusub ee degmada Boosaaso

Posted on July 9, 2025 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta degmada Bosaaso ee Gobolka Bari ku qabatay doorashada guddoomiyaha cusub ee degmada Bosaaso iyadoo… Sii akhri

Puntland oo faahfaahin ka bixisay doonni ka soo caariday xeebaha Mudug

Posted on July 9, 2025 by News Office

Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faahfaahin ka bixisay doonni ku soo caariday xeebta Il-Foocshe oo ka tirsan… Sii akhri

Puntland oo taageertay mowqifkii Isimada dhaqanka Sanaag iyo Haylaan ka qaateen Maamulka khaatumo

Posted on July 9, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay salaadiinta dhaqanka Sanaag iyo Haylaan, kuwaasi oo buuxda u caddeeyay in… Sii akhri

Maxaa ka jira in doon hub iyo ajaanib sidday lagu qabtay xeebaha Puntland?

Posted on July 9, 2025 by News Office

Saacadihii u danbeeyay waxa baraha bulshada qabsaday warar is khilaafsan oo ku saabsan doonni shalay ka soo caariday xeebta degaanka… Sii akhri

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo

Posted on July 8, 2025 by News Office

Isimmada Dhaqanka Gobollada Sanaag iyo Haylaan oo Warsaxaafadeed Rasmi ah soo saaray ayaa si buuxda u caddeeyay in ay ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close