Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo sheegtay in ay miisaanad gaar ah u samayn doonto soo celinta gobolada maqan

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka golaha wakiilada horkeenay, xukuumadda cusub ee uu soo dhisay, si uu u… Sii akhri

Posted on February 16, 2019February 16, 2019 by News Office

Suxufi lagu xiray magaalada Laascaanood

Posted on February 16, 2019February 16, 2019 by News Office

Wararka ka imaanayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu xiray wakiil-wareedkii telefishinka Bulsho Tv… Sii akhri

Puntland: Baarlamanka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya xukuumadda cusub

Posted on February 16, 2019February 16, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid CabdullaahiDeni, ayaa xukuumadda cusub ee  uu soo dhisay Sabtida maanta horgeynayaa, golaha wakiilada dowladda Puntland, si ay… Sii akhri

Xukuumadda cusub ee Puntland ma heli doonta kalsoonida Baarlamanka?

Posted on February 13, 2019February 13, 2019 by News Office

Golaha xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maalinta sabtida ee ku beegan 16-ka… Sii akhri

Gen. Muxiyadiin: Argagixisadu waxay gashay jaamacadaha macaa’hidda iyo iskoolada

Posted on February 13, 2019February 13, 2019 by News Office

Taliyaha ciidanka Booliiska dowladda Puntland, Sarreeye Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, oo saaka wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay xukuumada cusub oo la dhaarshay

Posted on February 12, 2019February 12, 2019 by News Office

Golaha xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta lagu dhaariyey xarunta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe.… Sii akhri

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu qabtay gobolka Bari

Posted on February 11, 2019February 11, 2019 by News Office

Ciidanka amniga dowladda Puntland ee PSF, ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay, xubno cusub oo ku biiri lahaa, malayshiyaadka Daacish ee… Sii akhri

Ganacsade lagu dilay magaalada Boosaaso

Posted on February 11, 2019February 12, 2019 by News Office

Mid kamid ah ganacsatada gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaash ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso. Salaad… Sii akhri

Xubno ka tirsan ururka Haweenka Puntland oo taageeray xukuumada cusub

Posted on February 11, 2019February 11, 2019 by News Office

Guddoomiyaha ururka Haweenka Puntland, Khadro Warsame Jaamac iyo xubno ka tirsan ururka oo xafiiskooda warbaahinta kula hadlay ayaa soo dhoweeyay,… Sii akhri

Garoowe: Qaar kamid shacabka oo ka ra’yi dhiibtay xukuumadda cusub

Posted on February 11, 2019February 11, 2019 by News Office

Qaar kamid ah shacabka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ra’yigooda ka dhiibtay, xukuumadda cusub ee shalay uu soo magacaabay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close