Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Sheekh Kenyaawi oo berri ku soo wajahan Garoowe

Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee bulshada ku waaniya is-cafinta iyo walaalnimada ayaa Arbacada berri… Sii akhri

Posted on February 19, 2019February 19, 2019 by News Office

Qaar kamid wasiirada cusub ee Puntland oo maanta xilka la wareegay

Posted on February 19, 2019February 19, 2019 by News Office

Saddex ka tirsan golaha wasiirada cusub ee dowladda Puntland ayaa Talaadada maanta ah xilka la wareegay. Wasiirada xilka la wareegay… Sii akhri

Xarunta Xisbiga Wadajir ee magaalada Garowe oo albaabada loo laabay

Posted on February 18, 2019February 19, 2019 by News Office

Dowladda Puntland, ayaa albaabada u laabtay, xarun cusub oo xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu 31 bishii hore… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo jawaab dadban siiyay siyaasiyiinta durba mucaaraday

Posted on February 17, 2019February 17, 2019 by News Office

 Madaxweynaha dowladda Puntland oo maanta qado-sharaf Garoowe ugu sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa jawaab dadban siiyay siyaasiyiinta dhaliilsan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo guddi gaar ah u magacaabay xil-wareejinta wasaaradaha

Posted on February 17, 2019February 17, 2019 by News Office

4 kamid ah golaha wasiirada cusub ee Puntland, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay, wasaaradihii loo magacaabay, kadib markii… Sii akhri

Qaar kamid ah wasiirada cusub ee Puntland oo la dhaariyay

Posted on February 17, 2019February 17, 2019 by News Office

Saddex kamid ah golaha wasiirada Puntland ee shalay la ansixiyay, ayaa maanta  lagu dhaariyay,  xarunta madaxtooyada dowladda Puntland ee magaalada… Sii akhri

Puntland: Rag ku eedaysan dil oo toogasho lagu xukumay

Posted on February 17, 2019February 17, 2019 by News Office

Maxkamadda darajada kowaad ee Bari ayaa haatan xukun dil ah ku ridday 4 nin oo loo haysto dilka ganacsade lagu… Sii akhri

Muxuu yahay Barnaamijka siyaasadeed ee madaxweyne Deni?

Posted on February 16, 2019February 16, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa Sabtida maanta ah golaha wakiilada horgeeyay, barnaamij siyaasadeed diyaarsan oo ku saabsan,… Sii akhri

Puntland: Baarlamanka oo ansixiyay xukuumadda cusub

Posted on February 16, 2019February 16, 2019 by News Office

Xildhibaannada golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa cod gacan-taag ah ku ansixiyay, xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxweynaha Puntland, Siciid… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ballan-qaadyadiisa kordhiyay si loogu ansixiyo xukuumadda cusub

Posted on February 16, 2019February 16, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtida maanta Baarlamanka horgeeyey golaha xukuumadda cusub ee uu soo dhisay 10-kii bishan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close