Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka Sweden ee Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Posted on February 24, 2019February 24, 2019 by News Office

M xigeenka Puntland oo amray in la dardar geliyo maamul-daadejinta degmooyinka

Posted on February 24, 2019February 24, 2019 by News Office

Madaxwayne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa guddoomiyey shirka maamul-daadejinta iyo horumarinta degmooyinka Puntland oo lagu qabtay xarunta… Sii akhri

Duqa caasimadda Garoowe oo guddi u magaacabay xallinta khilaafaadka dhulka

Posted on February 24, 2019February 24, 2019 by News Office

Duqa caasimadda Puntland ee Garoowe, Axmed Siciid Muuse ayaa guddi u magacaabay, xallinta khilaafaadka dhulka iyo bogcadaha lagu muransanyahay ee… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada Puntland

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtida maanta kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Difaaca Puntland… Sii akhri

Dhalinyaro tooriyo ku hubaysan oo Garowe lagu qabtay

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by News Office

Taliska Booliiska gobolka Nugaal ayaa maanta soo bandhigay in ku dhow 30 dhalinyaro ah oo lagu soo qabtay hawlgallo ay… Sii akhri

Madaxweynaha Suudaan oo ku dhawaaqay xaalad deg deg ah

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha dalka  Suudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa xalay saqdii dhexe ku dhawaaqay in uu  xaalad degdeg ah mudda hal sano… Sii akhri

Golaha xukuumada cusub ee Puntland oo shirkoodii ugu horrreyay kulmay

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by News Office

Golaha wasiirada cusub ee Puntland, ayaa maanta yeeshay shirkoodii ugu horreeyay ee Khamiislaha, tan iyo markii ay xilka la wareegeen.… Sii akhri

Mid kamid ah wasaaradaha Puntland oo magaca laga beddelay

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland ,Siciid Cabdullaahi Den ayaa magaca ka beddelay, wasaaraddii Degaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Puntland. Wareegto maanta ka… Sii akhri

Puntland oo laga joojiyay xisbiyada Siyaasadeed

Posted on February 20, 2019February 20, 2019 by News Office

Wasaaradda Arimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta dowladda Puntland ayaa ku amartay Xisbiyada Siyaasadeed in ay hakiyaan dhamaan wixii shaqo ah… Sii akhri

Sheikh Kenyaawi oo Garoowe soo gaaray

Posted on February 20, 2019February 20, 2019 by News Office

Sheikh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah culimada Soomaaliyeed bulshada ku wacdiya cafiska iyo walaalnimada ayaa maanta soo gaaray magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close