Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Musharax Maxamuud Khaliif Xasan [Eng Jabiye] oo laga taageeray Bosaso

Bosaso[Puntland Post]Xaflad ballaaran oo lagu taageerayay Maxamuud Khaliif  Xasan [Eng jabiye] u taagan xilka madaxweynaha Puntland ee 2019 ayaa lagu… Sii akhri

Posted on October 20, 2018October 20, 2018 by Cabdiqani Boos

Trump Oo Turkiga Ka Codsaday Inay U Soo Gudbiyaan Caddaymaha Kiiska Khashoggi

Posted on October 18, 2018 by Cabdiqani Boos

Madaxweynaha Mareykanka Donald ayaa  ka dalbaday Madaxda Turkiga inay u soo gudbiyaan caddaymaha codadka iyo muuqaalada ee ku xiriirsan Kiiska Jamaal… Sii akhri

Qoryooley Foundation Oo Magaalada Bosaso Weli Ka Wada Howlo Caafimaad

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Qoryooley Foundation gaar ahaan kooxda caafimaadka ee wareega (Mobile Team) ayaa waxa ay baaris iyo daaweyn ka wadaan xeryaha… Sii akhri

Akhirso:- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo magacaabay Wasiiro cusub

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa 20 xubnood oo cusub u magacaabay wasaaradaha kala duwan ee dalka Itoobiya, waxaana… Sii akhri

Wargaysyada Caalamka oo qoraya in Sucuudigu saaka Cadaysanayo Dilkii Wariyihii Qunsuliyadooda lagu dilay.

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Puntland Post-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  dilkii Weriyaha u dhashay dalka Sacuudiga ee lagu magacaabi jiray Jamal Khashoggi.… Sii akhri

Wasiir arimaha Dibada Soomaliya ’’Sucuudiga waxan ku taageernay Cadaadis uga yimid Dawladaha Caalamka”

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdish-[Puntland Post] Dowladda Soomaaliya ayaa faafaahin ka bixisay bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, kaasi oo lagu… Sii akhri

Khayre oo ka dhagax dhigay Hir-shabeelle Mashaariic Horumarineed

Posted on October 15, 2018October 15, 2018 by Cabdiqani Boos

Jawhar-[Puntland Post]-Ra’iisul wasaaraha dawlada Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta gaaray magaalada Jawhar, ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Madaxtooyada Hir-shabeelle,… Sii akhri

Farmaajo’’waa in waxbarsho bilaash ah loo fidiyo dhallinyaradii qeybta ka ahayd colaaddii Marka

Posted on October 15, 2018October 15, 2018 by Cabdiqani Boos

Marka-[Puntland Post]-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay dhallinyaro qayb ka ahaa colaaddii sokeeye ee ka… Sii akhri

Warbixino hordhaca oo la helay ayaa muujinaya in wariyiihii lagu dhex dilay qunsuliyada sacuudiga ee Istanbul

Posted on October 13, 2018October 13, 2018 by Cabdiqani Boos

Puntland Post-Saraakiil ka tirsan dawlada Turkiga oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen in ay aaminsan yihiin in saxafiga la… Sii akhri

Baadari mareykanka u dhashay oo Mudo u xirnaa Afganbi ka dhacay Turkiga oo maanta Maxkamda la soo taagayo

Posted on October 12, 2018 by Cabdiqani Boos

Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa maanta oo Jimca ah dhageysanaysa dacwadda baadari mareykanka u dhashay oo muddo laba sano… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.