Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Golaha Mustaqbalka oo baaq u diray madaxweyne Xasan Sheekh

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu muddo bil gudaheed ah isugu yeero saamileyda siyaasadeed ee… Sii akhri

Posted on December 20, 2025December 20, 2025 by Desk

Akhriso: War-murtiyeed ka soo baxay shirkii Kismaayo

Posted on December 20, 2025December 20, 2025 by Desk

SHIRWEYNAHA AAYO-KATASHIGA SOOMAALIYEED WAR MURTIYEED KISMAAYO, 20 DECEMBER 2025 Shirweynaha aayo-katashiga Soomaaliyeed oo ay isugu yimaadeen Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, mudanayaal… Sii akhri

Taliye Muumin oo magacaabis sameeyay

Posted on December 20, 2025December 20, 2025 by Desk

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa taliye iyo taliye ku-xigeen cusub u magacaabay laanta dembi-baarista (CID) ee… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay shirka mucaaradka ee Kimsaayo

Posted on December 20, 2025December 20, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay mucaaradka ku shirsan Kismaayo in ay la yimaadaan wax… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Kismaayo

Posted on December 20, 2025December 20, 2025 by Desk

Shirka magaalada Kismaayo uga socda Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta oo sabti ah la… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya?

Posted on December 19, 2025December 19, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya… Sii akhri

Sida la filayo in uu noqdo qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Posted on December 19, 2025December 19, 2025 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa maanta shir gaar ah oo ay… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka dayriyay amniga Soomaaliya

Posted on December 19, 2025December 19, 2025 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa xaaladda amniga magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya ku tilmaamay mid khatar ah oo saameyn… Sii akhri

Dhacdooyin nololeed oo horseeday in lagu baraarugo Khatarta caafimaad ee gudniinka gabdhaha

Posted on December 19, 2025December 20, 2025 by Desk

Bulshada ayaa sannadihii danbe ku soo baraarugtay khatarta caafimaad ee gudniinka gabdhaha, kaasi oo galaaftay nolosha boqollaal gabdhood, halka qaar… Sii akhri

Shirka Kismaayo oo furmay

Posted on December 18, 2025December 18, 2025 by Desk

Shirka mucaaradka Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Kismaayo, kaas oo ay ka qaybgaleen madaxda Puntland, Jubaland, Madasha Samatabixinta, Midowga Haybad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close