Author Desk
Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa guddoomiyey shirka wadatashiga ah oo ay yeesheen Puntland iyo xildhibaannada Puntland ku metela labada… Sii akhri
Villa Somalia: Waa gardarro duqeymaha Iiraan ee Qatar iyo Urdun
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqorka Urdun Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen iyo Amiirka dowladda Qatar… Sii akhri
Soomaaliya: Maraykanka waxaan u aragnaa saaxiib istaraatiiji ah oo muhiim ah
Wasiirka arrimaha bibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka safiirka Maraykanka Justin Davis, waxayna ka wadahadleen… Sii akhri
Qiimaha shidaalka adduunka oo kor u kacay
Qiimaha shidaalka adduunka ayaa sare u kacay, kaddib markii dhowr markab lagu weeraray meel u dhow marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee… Sii akhri
Madaxweyne Deni oo ka hadlay xildhibaanada lagu celiyay Muqdisho
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii dowladda Federaalka ku celisay diyaarad siday xildhibaano ka tirsan… Sii akhri
Puntland oo ruqsaddii kala noqotay shirkadda diyaaradaha Daallo
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa ruqsaddii duulimaadyada kala noqotay shirkadda diyaaradaha Daallo. Puntland waxay ku eedeeysay shirkadda Daallo… Sii akhri
Puntland oo ka hadashay diyaarad laga celiyay Garowe
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in amar ka yimid Muqdisho lagu celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo… Sii akhri
Puntland iyo Jubaland oo u yeertay xildhibaanada ku matala Federaalka
Madaxweynayaasha Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa wadatashi ugu yeertay xildhibaanada labada aqal ee Federaalka ku matala dowlad goboleedyada Puntland iyo… Sii akhri
Somaliland oo cambaaraysay Iiraan
Maamulka Somaliland ayaa cambaareeyey weerarada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku qaaday dalalka Khaliijka ee Imaaraadka, Sacuudiga, Qadar, Baxreyn,… Sii akhri