Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Qodobadii diiradda lagu saaray shirka Golaha Wasiirada Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Bayaan kooban oo ka… Sii akhri

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by Desk

Muxuu yahay u jeedka safarka Wasiirada Itoobiya iyo Madaxweyne Mustafe Cumar ee Berbera?

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by Desk

Wasiirada Maaliyadda iyo Gaadiidka dalķa Itoobiya Axmed Shide iyo Marwo Dagmawit Moges Bekeledalka iyo madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar… Sii akhri

Ninkii ugu horreeyay ee sameeyay Anti-virus oo is dilay

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by Desk

John McAfee oo ahaa asaasihii shirkadii ugu horreeyay ee sameysa barnaamijyada la dagaalanka virus-ka kombiyuutarada ayaa meydkiisa shalay laga helay… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Asad Diyaano iyo Safiirka Turkiga?

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by Desk

Siyaasi Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) iyo Safiirka Muqdisho u fadhiya Turkiga, Mehmet Yilmaz ayaa maanta ka wadahadlay arrimo la xiriira… Sii akhri

WAR BAROORTU ORGIGA KA WEYN!!

Posted on June 22, 2021June 30, 2021

Maxaa muranka iyo khilaafka ka dhaliyay in gudniinka gabdhaha la joojiyo? Maxaase gudaha gabdhaha loogu mashquulsanyahay? Waxaa degaannada Puntland maalmahan… Sii akhri

Maxay yihiin shuruucda iyo dhismaha hay’adaha uu digniinta ka soo saaray Aqalka Sare?

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by Desk

Aqalk Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray digniin ku saabsan ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hay’addo aan… Sii akhri

Mucaaradka Somaliland oo heshiis ka gaaray musharaxiinta guddoonka Golaha Wakiillada

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by Desk

Xisbiyada isbahaysiga mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa shaaciyay magacyada musharaxiinta ay u dhisayaan guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland. Labada… Sii akhri

Yaa lagu eedeeyay dilkii Sheekh Cali Dheere ee Gaalkacyo?

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by Desk

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay magaca nin lagu eedeynayo dilkii Sheekh Cali Axmed Faarax… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Deni iyo Safiirka cusub ee Itoobiya?

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u soo… Sii akhri

Rooble oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close