Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland: Ma jirto Aayad iyo Xadiis ku soo arooray gudniinka gabdhaha

Wasiirka Caddaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa sheegay in aysan jrin Aayad iyo Xadiis saxiixa oo ku soo arooray gudniinka… Sii akhri

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by Desk

Maamul KMG ah oo loo magacaabay Degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maamul ku meelgaar ah u magacaabay degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal. Cabdisiciid Faarax Maxamed… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Khamiis ah guddoomiyey kulanka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada… Sii akhri

Cabdirakiin Axmed Mooge oo noqday Maayirka Hargeysa

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by Desk

Xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Hargeysa ayaa maanta Cabdirakiin Axmed Mooge u doortay Maayirka cusub ee caasimadda Somaliland, sidoo… Sii akhri

Puntland: Culimo ka hortimid xeer horyaalla Baarlamaanka

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by Desk

Qaar ka mid ah culimada Puntland ayaa ka horyimid xeerka gudniinka gabdhaha oo dhawaan ay ansixiyeen golaha wasiirada Puntland, hadana… Sii akhri

Waa kuma dowlad goboleedka aan weli gudbin xubnaha guddiga doorashooyinka?

Posted on June 16, 2021June 16, 2021 by Desk

Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shaaciyay dowlad goboleedka kaliya ee weli u soo gudbin liiska wax ka baddelka guddiga doorashooyinka.… Sii akhri

Deni oo xariga ka jaray xarun loo dhisay Wasaaradda Waxbarashada Puntland

Posted on June 16, 2021June 16, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray xarun cusub oo loo dhisay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare… Sii akhri

Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka oo kulan yeeshay

Posted on June 15, 2021June 15, 2021 by Desk

Magaalada Kismaayo waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha Jubaland iyo wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya guud ee… Sii akhri

In ka badan 10 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on June 15, 2021June 15, 2021 by Desk

Qarax ismiidaamin ah oo khasaare geystay ayaa goordhaweyd ka dhacay afaafka hore xero ciidan oo ku taalla degmada Wadajir ee… Sii akhri

Gaalkacyo: 17 nin oo dil toogasho lagu riday

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by Desk

Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland ayaa maanta oo isniin ah xukun ku diray 18 nin oo la sheegay in ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close