Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Guudlaawe oo ka codsaday Beesha Caalamka in AMISOM ku biirto howlgallada Shabeellooyinka

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilada Qaramada Midoobe, Midowga Afrika, Safiirka EU iyo Urur Goboleedka… Sii akhri

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by Desk

Rooble, Qoorqoor iyo Guudlaawe oo kulan la qaatay Yamamoto

Posted on June 13, 2021June 13, 2021 by Desk

Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo ay weheliyaan madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Mareykanka ee… Sii akhri

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo sharciyeeyay adeegga e-Dahab ee Somtel

Posted on June 12, 2021June 13, 2021 by Desk

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta ruqsadda Mobile Money (License) guddoonsiiyey adeegga e-Dahab ee shirkadda Somtel. Waa markii labaad oo… Sii akhri

Rooble oo magacaabay guddi baara cabashada waalidiinta caruurtu ka maqan tahay

Posted on June 12, 2021June 12, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Rooble iyo James Swan?

Posted on June 12, 2021June 12, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.… Sii akhri

Rooble: “Kheyre iyo Farmaajo waa ii sinnaanayaan doorashada”

Posted on June 12, 2021June 12, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horreysay sheegay in uusan jirin musharax gaara oo wato.… Sii akhri

Nabadoonno ku geeriyooday Garowe

Posted on June 10, 2021June 11, 2021 by Desk

Allaha u naxariistee, waxaa saacadihii la soo dhaafay maagalada Garowe ku geeriyooday Nabadoon Maxamed Diiriye Qoorad iyo Nabadoon Abshir Caydiid… Sii akhri

Mashruuc lagu ballaarinayo garoonka Boosaaso oo la daahfuray

Posted on June 9, 2021June 10, 2021 by Desk

Magaalada Boosaaso ayaa maanta laga daahfuray wejiga labaad ee dhismaha garoonka diyaaradah Boosaaso. Daahfurka mashruuca waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka… Sii akhri

Garoowe: Madaxweyne Deni oo u digay dadka dhulka xoogga ku qabsada

Posted on June 7, 2021June 7, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u digay dadka inta badan dhulka xoogga ku qabsada, isagoo faray laamaha amniga iyo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale magacaabay Agaasimeyaal cusub

Posted on June 6, 2021June 6, 2021 by Desk

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Warfaafinta. Wareegto uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close