Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Rooble oo si kulul uga hadlay muwaadiniinta socdaalkooda loo xannibo siyaasadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uusan mar dambe aqbali doonin in muwaadiniin socdaalkooda loo… Sii akhri

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by Desk

Maxay tahay warbixinta Gedo ee lagu wareejiyay Rooble?

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la wareegay warbixin ay guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo… Sii akhri

Somalia Fisheries: My personal Reflections on key Challenges and opportunities

Posted on July 21, 2021July 27, 2021

Background. Somalia has the long coastline of more than 3,300 kms and claims an EEZ of some 830,389Km Square.  The… Sii akhri

Mareykanka oo duqeyn ka geystay koonfurta gobolka Mudug

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah oo lala beegsaday Al-shabaab ay maanta ka dhacday deegaanno ka tirsan… Sii akhri

Somaliland: Shiikh Aadan Siiro oo dhaliil kulul u jeediyay Muuse Biixi

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by Desk

Shiikh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada ugu waaweyn Soomaalida ayaa sheegay in shacabka Somaliland ay soo food saartay… Sii akhri

Farmaajo oo fariin u diray dadkii Covid-19 awgiis uga baaqday Xajka

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka… Sii akhri

Somaliland oo siidaysay gabdho u xirnaa qaadashada calanka Soomaaliya

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by Desk

Somaliland ayaa maanta xabsiga ka siidaysay 35 gabdhood oo loo xiray qaadashada calanka Soomaaliya. Gabdhahan ayaa maalmihii dabaal-dega xorriyada Soomaaliya… Sii akhri

Axmed Karaash oo xil magacaabay

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by Desk

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa taliye cusub u magacaabay qaybta booliiska gobolka Sool. Wareegto… Sii akhri

Khilaafka Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo weli ku gadaaman doorashada Soomaaliya

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdiraxmaan oo hoggaamiya garab ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble… Sii akhri

Loolanka shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo kala jebiyay xisbiga Ucid

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by Desk

Garab ka mid ah xisbiga Ucid ayaa maanta heshiis ku saabsan shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland la gaaray xisbiga talada haya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close