Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Deni iyo Beesha Caalamka?

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Garowe kula kulmay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu… Sii akhri

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by Desk

Fahad Yaasiin oo la wareegay xilkii la-taliyaha amniga madaxweyne Farmaajo

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by Desk

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in maata Fahad Yaasiin Xaaji Daahir uu la waareegay xilkii la-taliyaha amniga madaxweyne Farmaajo. Cabdirashiid Maxamed… Sii akhri

Puntland oo taageertay Ra’iisul Wasaare Rooble

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaare Rooble looga dambeeyo arrimaha amniga iyo doorashooyinka dalka. Madaxweyne… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo daahfuray ololaha ururadda siyaasadda, xili ay qaar kamid ah cabasho u gudbiyeen

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Garoowe ka daah-furay ololaha ururadda siyaasadda oo todobaadkan ka bilaamanaya degmooyinka Qardho,… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa Muqdisho

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by Desk

Inta la xaqiijiyay sideed qof ayaa ku dhimatay, tobaneeyo kalana waa ku dhaawacmeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay… Sii akhri

DFS oo xukun ku riday rag u dhashay Ingiriiska iyo Malaysiya oo Puntland qabatay 2019

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by Desk

Maxkamadda ciidamada ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta min 15 sano oo xasbi ah ku diray Darren Anthony Byrness oo… Sii akhri

Golaha Wadatashiga Qaran oo shiray

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by Desk

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa shir ku yeeshay habka fogaan aragga ee internet-ka, kaas oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka… Sii akhri

Puntland: Kaah oo lagu eedeeyay in uu ku ololaynayo kaalmada hay’adaha Samafalka

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by Desk

Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa eedeymo dhowr ah oo culus u jeediyay ururka uu hoggaamiye madaxweyne Deni ee Kaah. War-saxaafadeed maanta… Sii akhri

Farmaajo oo caawa khudbad duuban ka jeedin doona shirweynaha Qaramada Midoobay

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad hore loo duubay ka jeedin doona shirweynaha 76-aad ee Golaha… Sii akhri

Soomaaliya oo dib ula soo wareegtay hay’adaha FSNAU iyo SWALIM

Posted on September 20, 2021September 21, 2021 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa dib ula soo wareegtay mas’uuliyadda hay’adda falanqeynta sugnaanta cuntada iyo nafaqo-darrada (FSNAU) iyo hay’adda xog ururinta biyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close