Gaalkacyo: Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo tababar loo soo xiray
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa maanta xerada Godod ee duleedka magaalada Gaalkacyo tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan ciidamada… Sii akhri
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa maanta xerada Godod ee duleedka magaalada Gaalkacyo tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan ciidamada… Sii akhri
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ku guuleystay kursiga 3aad ee xildhibaannadda Aqalka Sare ee ka imanaya Somaliland. Kursigan oo tartan… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka ka qaaday Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka Puntland ee PHA Cabdulqaadir Cali Xirsi. Guddoomiyaha… Sii akhri
Kursiga 1aad ee xildhibaannada Aqalka Sare ee ka imanaya gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa waxaa ku guuleystay Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Cabdi… Sii akhri
Sagaal qof oo aan waxba galabsan ayaa ciidamada Puntland ku dileen magaalada Garowe, tiro intaas ka badana waa ku dhaawaceen… Sii akhri
Ra’lisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, amniga yo kiiska Ikraan… Sii akhri
Galmudug ayaa sheegtay in hoggaanka Ahlusunna ay abaabul iyo kicin dagaal oo looga soo horjeedo maamulka Galmudug ka wadaan deegaano… Sii akhri
Majaajilaystihii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Muridi Dheere oo loo garan-ogaa Ajakis ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka Ajakis… Sii akhri
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa goordhaweyd soo galay magaalada Gaowe, kadib markii Puntland tuulada Sin-ujiif kaga reebtay gaadiid… Sii akhri
Puntland ayaa musharaxiinta u tartamaya doorashada xidlhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka mamnuucday in ay isticmaalaan gaadiid ciidan… Sii akhri