Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Habraaca doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo markale la soo saaray

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed ayaa mar kale soo saaray habraaca doorashada Aqalka… Sii akhri

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by Desk

Habraaca doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo laga saaray hubintii Rooble

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed ayaa wax ka beddel ku sameeyay habraacii doorashada… Sii akhri

Senator caawa lagu doortay Jowhar

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by Desk

Doorashada hal kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ku matala maamulka Hirshabeelle ayaa caawa ka dhacday magaalada Jowhar.… Sii akhri

Garoonka diyaaradaha Buulo-barde oo markale la burburiyay

Posted on September 19, 2021September 19, 2021 by Desk

Qarax miino ayaa markale xalay lagu burburiyay garoonka diyaaradaha degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan, oo dhawaan ka soo kabtay burburkii… Sii akhri

Hirshabeelle: Doorashadii Aqalka Sare oo buuq iyo gacan-qaad ku dhamaatay

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by Desk

Doorashadii Aqalka Sare ee caawa ka socotay magaalada Jowhar ayaa lagu kala tagay markii buuq iyo gacan-qaad ka dhacay hoolka… Sii akhri

Golaha Amaanka oo war ka soo saaray xaaladda Soomaaliya

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by Desk

Xubnaha Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay khilaafka ka dhex-taagan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo saameeynta uu ku… Sii akhri

Muqdisho: Shirkii Amniga Qaranka oo dib loo dhigay

Posted on September 18, 2021September 18, 2021 by Desk

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo dhigay shirkii amniga qaranka ee Fahad Yaasiin ka jeedin lahaa warbixinta kiiska Ikraan… Sii akhri

Beesha Caalamka: “Farmaajo iyo Rooble waa in ay degdeg u xalliyaan khilaafkooda”

Posted on September 17, 2021September 17, 2021 by Desk

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya inay si degdeg ah u xalliyaan khilaafkooda, ayna ka fogaadaan… Sii akhri

Jabuuti oo beenisay in ay xanibtay Fahad Yaasiin

Posted on September 17, 2021September 17, 2021 by Desk

Dowladda Jabuuti ayaaa beenisay in ay xanibtay diyaarad uu saarnaa Fahad Yaasiin Xaaji Daahir La-taliyaha amniga Madaxweyne Farmaajo. Wasiirka Arrimaha… Sii akhri

Dowlad goboleedyada oo shir ku yeelan doona Garoowe

Posted on September 17, 2021September 17, 2021 by Desk

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in ay todobaadka dambe shir ku yeelan doonaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close