Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo kulan yeeshay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan la yeeshay Amiirka dalka dalka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan la yeeshay Amiirka dalka dalka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aysan cidna kala tashanayn cidda ay la yeelanayaan xiriir diblomaasiyadeed. Muuse Biixi… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta safar ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Sida lagu sheegay… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa labo hay’adood u qaybiyay PSF, isagoo u kala magacaabay Maxamuud Diyaano iyo Aamiin Xaaji… Sii akhri
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta galinkii dambe soo gaaray magaalada Gaalkacyo oo ah deegaan doorashada labaad ee… Sii akhri
Doorashada Lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah ka dhacday magaalada… Sii akhri
Agaasime Ku Xigeenka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Abshir Maxamed Abshir ayaa maanta oo khamiis ah kulan la… Sii akhri
Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Puntland Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa maanta iska casilay xilkii uu guddiga ka hayay.… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda deegaan doorashada labaad Jubaland ee… Sii akhri
Guddiga Maamulka Doorashada heer Puntland ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada 16 kursi Golah Shacabka ee taalla magaalada Boosaaso. Qoraal ka… Sii akhri