Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo laga daah-furay olole wajiga kowaad lagu daawaynayo 750,000 oo neef

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa maanta magaalada Gaowe ka daah-furay ololaha taageeridda daaweynta xoolaha Puntland,… Sii akhri

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Laascaanood: Firdhiye oo guddoomiyay shir looga hadlay difaaca SSC-Khaatumo, baaqna u diray shacabka

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali oo uu weheliyo hoggaamiye ku xigeenka Maxamed Ismaaciil ayaa kulan la qaatay golaha… Sii akhri

Boqolkiiba 70 ceelasha biyaha ee waqooyiga Qaza oo la burburiyay

Posted on April 27, 2024April 27, 2024 by Desk

Weerarada militariga Israa’iil ayaa burburiyay boqolkiiba 70 ceelasha biyaha iyo sidoo kale boqolkiiba 50 matoorada bulaacadaha wasakhda qaada ee waqooyiga… Sii akhri

Wareysi: Haweenka Puntland oo ka cabanaya dhaqaale la’aan

Posted on March 7, 2024March 7, 2024 by Desk

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Luul Jaamac Aw Nuur oo… Sii akhri

Gabar ardayad ah oo lagu dilay Garowe

Posted on February 27, 2024February 27, 2024 by Desk

Allaha u naxariistee Ubax Yaasiin Cali Aar oo dhigan jirtay mid ka mid ah jaamacadaha Garowe ayaa galinkii dambe ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay dowladda Itoobiya

Posted on February 17, 2024February 18, 2024 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya carqaladeysay wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galay shir madaxeedka Midowga Afrika… Sii akhri

Questions Remain Unanswered on the Somalia-Ethiopia Defence Pact

Posted on January 28, 2024January 28, 2024 by Desk

Mogadishu (PP Special Report) — In the current geopolitical maelstrom triggered by the signing of the maritime Memorandum of Understanding… Sii akhri

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo shaaciyay

Posted on January 1, 2024January 1, 2024 by Desk

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa goordhawayd ku dhawaaqay liiska 66-da xildhibaan ee Baarlamaanka 6-aad ee Puntland. Warbaahinta madaxa bannaan… Sii akhri

Musharax Madaxweyne ku-xigeenkii u horeeyay oo ka soo jeeda SSC oo ku dhawaaqay musharaxnimadiisa

Posted on December 31, 2023December 31, 2023 by Desk

Xaflad si wayn loo soo agaasimay kana soo qaybgaleen siyaasiyiin xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland iyo federaalka, dhaqan,… Sii akhri

Musharax Cawad oo ka hadlay khilaafyada yar yar ee weli ka jira doorashada

Posted on December 17, 2023December 18, 2023 by Desk

Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya hadana ah musharax madaxweyne Puntland Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa maanta si weyn loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close