Shir Garowe lagu Qabtay oo Looga Hadlay Dhaqancelinta Caruurta Dagaaladii lagu soo qabqabtay
Shirkan oo looga wada hadlayay sidii loo dhaqan celin lahaa caruurtii lagu soo qabtay Dagaalkii looga guulays Maleeshiyaadkii Al- shabaab iyo sidii…
Shirkan oo looga wada hadlayay sidii loo dhaqan celin lahaa caruurtii lagu soo qabtay Dagaalkii looga guulays Maleeshiyaadkii Al- shabaab iyo sidii…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta ayaa 05, April 2016 waxa uu si rasmi ah u booqday xarunta dhexe…
Labada Beelood oo Walaalo ah oo wada dega gobolka Bari ee Puntland oo muddo 20 sanno ah diriri u dhaxaysay ayaa ku…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta oo ay taariikhdu tahay 05, April 2016 waxa uu si rasmi ah…
Hay’adda Astaynta Maamul wanaaga iyo la dagaalan musuqmaasuqa dowlada puntland ayaa xafiiskeeda magaalada Garowe ku qabatay barnaamij dood cilmiyeed iyo aqoon iseydaarsiga…
Taliyaha booliiska Dowladda Puntland Gen Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf Afgaduud ayaa Sheegay in amniga Bosaso la laba jibaaray isla markasna kor loo qaaday,…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa ka tacsiyeeyey falkii foosha xumaa ee argagixisnimo ee la beegsaday Allaha ha u naxariiste Xisaabiyihii …
Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ee culumadda ayaa ka bilaabay gobolka Sanaag gurmad iyo biyo dhaamintii u horraysay ee loo samaynayo dadka iyo…
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Guddiga Qaran ee Gudmadka Abaaraha ayaa looga hadlay Abaaraha ba’an ee ka jira dalka, shirkaan ayaa…
Garacad- (Puntnd Post) Dowlada Puntland ayaa soo bandhigtay maxaabiis ka tirsan maleeshiyada al-shabaab oo ay ku soo qabatay dagaalkii aaga garacad ee…