Shaqaalaha Iftin Group oo Tababar Aqoon kororsi ah Loogu Soo xiray Bosaso
Tababar Aqoon Kororsi ah Oo Ay Ka qeybgaleen Dhamaan Wakiilada Shirkadda IFTIN Group ee Gudaha iyo dalka Dibaddiisa ayaa lagu soo gabagabeeyay…
Tababar Aqoon Kororsi ah Oo Ay Ka qeybgaleen Dhamaan Wakiilada Shirkadda IFTIN Group ee Gudaha iyo dalka Dibaddiisa ayaa lagu soo gabagabeeyay…
War-murtiyeed ka soo baxay Dowlada Puntland ayaa lagu cadeeyay argatida Puntland ee ku aadan Xeerkii Madaxweyne Xasan uu ku meel mariyay Heshiiskii…
Madaxweynaha dowladda puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u ambabaxay magaaladda muqdisho, halkaasi oo uu kaga qaybgali doono shir ay isugu…
Jaaliyadda reer Puntland ee Leicester, waxa ay iyaga oo ka tiiraanyeysan halkaan ay tacsi uga dirayaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,…
Bosaaso(Puntland Post)-Xeer Ilaaliyaha guud ee maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland Cabdikariim Xasan Firdhiye oo waraysi siiyay warbaahinta maxaliga ah, ayaa sheegay…
Munaasabad ballaaran lagu xusayay sanadguuradii 73aad ee ka soo wareegtay asaaskii ururkii dhalinyaradda Soomaaliyeed ee SYL oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee…
Taliyaha Cusub ee ciidanka Booliska Puntland S/G Cabdirisaaq Shire Faarax(Ereg) ayaa markii u horraysay ka hadlay xilka KMG ah ee Madaxweynaha dowladda…
Gaalkacayo(Puntland Post)-Waxaa maanta Munaasabada qalin jabin ah lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaana hoolka GECPD kaas oo ay ku qalin jabinayeen dufacii…
Wasiirka amniga puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray is rasaasayn dhexmartay ilaalada Taliyaha ciidanka booliska Puntland Cabdirisaaq…
Guddiga gurmadka abaaraha ayaa soo gabagabeeyay wajigii kowaad ee gurmadkii biyo dhaaminta ahaa ee ka wadeen qaar ka mid aha goboladda dalka…