Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliiska Gobolka Bari oo beeniyay warar laga faafiyay

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsan in… Sii akhri

Posted on August 20, 2021August 20, 2021 by News Office

Cabdiraxmaan Dhoorre oo sirdoonka Puntland ku eedeeyay Xarigga Cabdijamaal

Posted on August 20, 2021August 20, 2021 by News Office

Ex. Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Dhoorre, ayaa si adag uga hadlay xarigga xalay magaalada Hargeysa loogu gaystay, Cabdijamaal Cismaan Maxamed oo… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay cagta mariyeen saldhigyadii ciidamada dowladda ee degaanka Sabiib

Posted on August 20, 2021August 20, 2021 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay, in ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka qabsadeen laba saldhig oo ku yaalla degaanka Sabiib ee Gobolka… Sii akhri

UNICEF:Isbaddalka cimilada ayaa saameyn ku yeeshay carruurta Soomaaliya

Posted on August 20, 2021August 20, 2021 by News Office

Dhallinyarada ku nool Soomaaliya ayaa ka mid ah kuwa ugu halista badan saamaynta isbeddelka cimilada oo halis ku ah caafimaadka,… Sii akhri

Siyaasi reer Puntland ah oo lagu xiray Hargeysa

Posted on August 20, 2021August 20, 2021 by Desk

Maamulka Somaliland ayaa caawa Hargeysa ku xiray Cabdi Jamaal Cismaan oo xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland. Cabdi Jamaal… Sii akhri

Kulan looga hadlay dastuurka Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Posted on August 20, 2021August 20, 2021 by News Office

Kulankaan oo loo qabtay qeynaha bulshada ,waxaa looga hadlay hubinta iyo taageerada ansixinta Dastuurka cusub ee joogtada ah ee Soomaaliya… Sii akhri

Puntland oo lacag ku dhow 1 Milyan siisay shirkad ay u xirnayd wadada Garowe iyo Gaalkacyo

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by Desk

Wasaaraadda Maaliyadda Puntland ayaa maanta shirkadda Isxilqaan oo ay u xirnay qeyb kamid ah wadada Garowe iyo Gaalkacyo siisay lacag… Sii akhri

Shirkii Muqdisho oo markale la muddeeyay

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by Desk

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la yeeshay wefdi ka socda hay’adda UNHCR

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka cusub ee hay’adda UNHCR u soo magacowday Soomaaliya.… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta gaaray Muqdisho

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close