Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay hay’adaha Maaliyadda dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay hay’adaha dalka u qaabilsan maaliyadda sida Wasaaradda Maaliyadda,Bangiga dhexe iyo Xisaabiyaha guud.

War ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in uu kulan la qaatay hay’adaha maaliyadda dalka sida Wasaaradda Maaliyadda,Bangiga dhexe iyo Xisaabiyaha guud.

Warkaas ayaa sidoo kale lagu sheegay in Kulankalooga hadlay daahfurnaanta Nidaamka Maamulka Maaliyadda dalka, joogteynta bixinta mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo ciidanka, kharashaadka wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dowladda, xoojinta wadashaqeynta dhexdooda ah iyo dardar gelinta howlaha deyn cafinta.

Kulanka ayaa looga hadlay daahfurnaanta Nidaamka Maamulka Maaliyadda dalka, joogteynta bixinta mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo ciidanka, kharashaadka wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dowladda, xoojinta wadashaqeynta dhexdooda ah iyo dardar gelinta howlaha deyn cafinta.”

PUNTLAND POST