Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Bannaan-bax ka dhan ah AMISOM oo ka dhacay Muqdisho

Bannaan-bax xooggan oo ka dhan ah ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka dhacay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Dib-u-curashadii xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo maanta Muqdisho laga xusay

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Bannaan-bax xooggan oo ka dhan ah ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka dhacay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Hogaamiyaha Taalibaan oo amray in la sii daayi maxaabiista siyaasada u xiran

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Hoggaaamiyaha Daalibaan, Hibatullaahi Akhundzada waxa uu amar ku bixiyey in la sii wada daayo dhamaan Siyaasiyiinta ku xiran Xabsiyada dalkaasi.… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid Shirkii arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Waxa dib u dhac ku yimid shir ku saabsan dardar gelinta arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo maanta loo ballansanaa in uu… Sii akhri

Dowlada Imaaraatiga oo magan-gelyo siisay Ashraf Ghani

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Dowladda Imaaraatiga Carbeed, ayaa magangelyo siisay madaxweynihii baxsaday ee waddanka Afghanistan, Ashraf Ghani. War kooban oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo bilowday in ay shaqaalaha ka saarto Afghanistan

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa billowday inay Afghanistan ka bixiso ilaa 100 shaqaale caalami ah, si ay uga shaqeeyaan Kazakhstan, sida uu… Sii akhri

Galmudug iyo Dowlad degaanka DDS oo ka wada-hadlay Amniga xuduudaha

Posted on August 19, 2021August 19, 2021 by News Office

Degaanka Ceel-Habred ee Gobolka Qoraxeey Ayaa waxa ku kulmay Taliayasha Ciidamada Layuu Boliska ee Dowlad degaanka Somalida Iyo Taliyaha Boliska… Sii akhri

Puntland: Daacish oo dilay guddoomiye degmo

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Dabley hubaysan oo ka tirsan kooxda Daacish ayaa caawa degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari ku dilay Guddoomiyihii degmadaas Maxamed Axmed… Sii akhri

Hay’adaha Amaanka dalka iyo Golaha Nabadda Midowga Afrika oo Shir uga furmay Muqdisho

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray… Sii akhri

Ingiriiska oo qaabilaya 20,000 oo Qaxooti Reer Afghanistan ah

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhowaaqday qorshe ay dib u dejin ugu samaynayso 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close