Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Somaliland oo dil ku xukuntay askari dilay Arday

Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco xukun dil toogasho ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland oo… Sii akhri

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Puntland oo shaacisay wakhtiga la soo bandhigayo natiijada Imtixaanka 8-aadka

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa sheegtay in la soo geba-gabeeyay sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee 8-aadka. War ka soo baxay wasaaradda… Sii akhri

Jarmalka oo Diblumaasi sare u diray Qatar

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Dowladda Jarmalka ayaa u dirtay diblomaasi sare Doha si uu wada hadallo ula yeesho Talibaan si xal loogu helo daad… Sii akhri

Dagaal culus oo Jubaland iyo Al-shabaab ku dhexmaray Jubada Hoose

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Jubaland iyo dagaallamayaasha Al-shabaab, ayaa ka dhacay degaanka nawaaxiga Baar-sanguuni, oo ka tirsan Gobolka… Sii akhri

Gudiga doorashooyinka heer Federaal oo isku khilaafsan Habraaca Doorashooyinka

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa diiday habraacii Doorashada Golaha Shacabka ee shalay baxay Guddiga doorashada heer… Sii akhri

Dalal shaaciyay in ay qaabilayaan Qaxootiga Afganistan

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Maraykanka, Uganda iyo Waqooyiga Mesedooniya ayaa sheegay inay qaabili doonaan Kumanaan Qaxooti ka soo baxsanayao Qalaalasaha ka taagan dalkooda. Milliteriga… Sii akhri

Muhaajiriin Afrikaan ah oo ku geeriyooday xeebaha dalka Mauritania

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah, ayaa ku geeriyootay Dooni ku cilladowday Badweynta Atlantic, gaar ahaan meel ku dhow Xeebaha… Sii akhri

Afarta mas’uul oo ka mid ahaa maamulka Banaadir ee sanadkan halka deegaan lagu dilay

Posted on August 17, 2021August 18, 2021 by Desk

Qarax maanta oo Talaado ahayd ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay guddoomiyihii deegaankaas Maxamed Abuukar… Sii akhri

Yaa soo xulaya ergada doorashada Golaha Shacabka?

Posted on August 17, 2021August 18, 2021 by Desk

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee 2020/2021.… Sii akhri

Is Ethiopia Flying Iranian-Made Armed Drones?

Posted on August 17, 2021August 17, 2021

Since the outbreak of the conflict in Ethiopia’s Tigray Region, there have been reports on the possible use of drones by the… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close