Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhaarmuqraaddiyadda Soomaaliyeed

Shalay waxaa Muqdisho lagu dhaariyay xildhibaannada iyo Senatarrada cusub ee labada aqal. Marka la eego sida lagu soo xulay sharci-dejiyayaasha… Sii akhri

Posted on April 16, 2022April 16, 2022

Ciidamada Israel oo Falastiiniyiin badan ku dhaawacay Masjid Al-Aqsaa

Posted on April 15, 2022April 15, 2022 by News Office

Ugu yaraan 152 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dhaawacay iska horimaad maanta ayaga iyo ciidamada booliska Israel ku dhex-maray… Sii akhri

Murrashaxnimada Xiddig oo ‘xagal-daacinaysa’ ololaha Deni

Posted on April 15, 2022April 15, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig ayaa ku dhawaaqay inuu u sharraxan yahay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya. Xiddig… Sii akhri

Muxuu u fashilmay iskudaygii isbahaysi uu Boqor Buurmadow Abaabulayay?

Posted on April 15, 2022April 15, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Horraantii sanadkan markuu Boqor Cismaan Buurmadow yimid Muqdisho waxaa lagu soo dhoweeyay maamul sare. Wuxuu ku… Sii akhri

Waa kuma Soomaali? ‐ Faallo

Posted on April 14, 2022April 14, 2022

Dood kooban ayaa Twitter ku dhexmartay Cali Xaaji Warsame, Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland, iyo Cabdisalaam Yaasiin, bare jaamacaeed kana… Sii akhri

Jubaland oo soo dhoweysay in doorashada 16-ka kursi ee Garbahaarrey loo wareejiyo Ceelwaaq

Posted on April 14, 2022April 14, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan… Sii akhri

Guddiga FEIT oo go’aamiyay in Ceelwaaq loo wareejiyo doorashada 16-ka Kursi ee Garbahaarrey

Posted on April 14, 2022April 14, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal (FEIT) ayaa maanta go’aan rasmiya ka soo saaray degaan doorashada labaad dowlad goboleedka Jubaland.… Sii akhri

Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya oo maanta la dhaariyay

Posted on April 14, 2022April 14, 2022 by News Office

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  si rasmiya loogu dhaariyay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Xildhibaannada Labada… Sii akhri

Malayshiyaad hubaysan oo la wareegay hoolkii lagu qaban lahaa doorashada degmada Eyl

Posted on April 14, 2022April 14, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in malayshiyo hubaysan la wareegeen hoolkii lagu qaban… Sii akhri

Hirshabeelle oo difaacday Fahad Yaasiin

Posted on April 14, 2022April 14, 2022 by Desk

Hirshabeelle ayaa ka hortimid go’aankii Guddiga FEIT ku hakiyay kursiga HOP#086 ee ku soo baxay taliyhii hore ee NISA, Fahad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close