Human Rights Watch oo soo saartay digniin la xiriirta duqaymaha Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ka digtay in ciidamada Maraykanka ee lagu celinayo Soomaaliya ay fuliyaan duqaymo waxyeello ka…
Open this website in Safari first.
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ka digtay in ciidamada Maraykanka ee lagu celinayo Soomaaliya ay fuliyaan duqaymo waxyeello ka…
Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku booriyay Ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson in ay qaado tallaabo dhab ah oo lagu…
Ciidanka xooga dalka soomaliyeed ayaa xalay howgal ay ka sameeyeen magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku soo qabteen sarkaal…
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan…
Muqdisho (Wararka PP ) — Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa oggolaaday in uu dowladda federaalka Soomaaliya taageero siinayo seddexda bilood soo socda…
Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegaysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta dhirta loo yaqaan geed-quwaaxa. Dhegaysiga…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya. Madaxweyne Deni oo hadda ku sugan…
Dowladda Ethiopia ayaa todobaadkii hore xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed. Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay isbadalka cusub ee dalka ka hirgalay, isagoo xusay in mudo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo ku saabsan geeddi socodka Deyn_Cafinta iyo dib-u-eegista…