Nabadoon caan ah oo lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan
Dagaal kharaar oo maanta ka dhacay deegaanka Ceel-qooxle ee gobolka Hiiraan ayaa dadku ku dhintay waxaa ka mid ah Nabadoon… Sii akhri
Dagaal kharaar oo maanta ka dhacay deegaanka Ceel-qooxle ee gobolka Hiiraan ayaa dadku ku dhintay waxaa ka mid ah Nabadoon… Sii akhri
Shirkii Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka… Sii akhri
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo maanta xilka wareejiyay ayaa si cad uga horyimid damaca madaxweyne Deni… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hub iyo saanad ciidan ka dalbaday dowladda Itoobiya sida laga soo xigtay mas’uul ka… Sii akhri
Roobabka deyrta ayaa ka da’ay degaanno badan oo ka tirsan Puntland. Roobabka ayaa xalay miray inta badan degaannada Gobolka Nugaal… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo… Sii akhri
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland Muumin Cabdi Shire ayaa ku baaqay in dhammaan laga wada-qayb qaato duullaanka ku… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Abiy… Sii akhri
Deeq Darajo oo ah wariye Soomaaliyeed oo ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraynkanka ayaa la xiray, isagoo ka dhoofaya… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunra dalka Itoobiya, waxaana garoonka diyaaradaha… Sii akhri