Ra’iisul wasaare Xamse oo u safray dalka Jabuuti
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha ayaa casuumaad…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha ayaa casuumaad…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalin ka hor la kulmay qaar ka mid ah isimada Puntland oo maalmahan ku…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay furitaanka shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka (COP27) oo maanta magaalada…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa ku sii jeeda dalka Zambia. Madaxweyne Deni…
Af-hayeenka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya S/Guuto Cabdullaahi Cali Caanood ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal saaka ka dhacay degaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud. Af-hayeenka…
Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u cambaaraysay tallaabada ay dowlada Iran ku tijaabisay gantaal cusub oo siday dayax gacmeed. Wasaaradda arrimaha dibadda…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Sharma El Sheikh ee dalka Masar. Madaxweynaha…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Nasa Ige u magacaabay la-taliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada. Qoraal ka soo…
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Maanta saagootiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Aaden Maxamed Nuur oo maalmaham…
Wasiirada Wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo Koonfur Galbeed Mudane Abdullahi Haaji Hassan wefdi ay hogaaminayaan…