Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Villa Somalia oo ka hadashay safarka Xasan Sheekh ee Addis Ababa

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunra dalka Itoobiya, waxaana garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Posted on September 28, 2022September 28, 2022 by Desk

Boqorka Sacuudiga oo wiilkiisa u magacaabay Ra’isul Wasaare

Posted on September 28, 2022September 28, 2022 by News Office

Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa wiilkiisa, ahna dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salmaan u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha boqortooyada Sacuuudiga, halka Amiir Khalid… Sii akhri

Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo maanta xilka la wareegay

Posted on September 28, 2022September 28, 2022 by News Office

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa maanta xilka la wareegay xilli laga sugayo dardar gelinta… Sii akhri

Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhiga Kenya

Posted on September 27, 2022September 27, 2022 by Desk

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa maanta magacaabay qaar ka mid ah golihiisa wasiirada cusub, waxaana xubnaha la magacaabay ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo aan dheg jalaq u siin hadalkii guddoomiyaha baarlamaanka

Posted on September 27, 2022September 27, 2022 by Desk

Wasiirka cusub ee Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaas… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta Garoowe ku wajahan

Posted on September 27, 2022September 27, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo ku maqnaa safar dibadda ah ayaa maanta  ku wajahan caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in dhowaan dalka lagu soo celinayo Ciidamada ku maqan Eritrea

Posted on September 27, 2022September 27, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan waddanka  Eritrea dhowaan dalka lagu soo celinayo si ay qayb… Sii akhri

Nin hubaysan oo carruur arday ah ku laayay dalka Ruushka

Posted on September 27, 2022September 27, 2022 by News Office

Nin hubaysan ayaa toogasho ka geystay dugsi ku yaalla gobolka Udmurtia ee dalka Ruushka. Toogashada waxa ku dhintay ugu yaraan… Sii akhri

Soomaaliya iyo Malaysia oo iska kaashanaya dhanka Duulista Hawada

Posted on September 27, 2022September 27, 2022 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada,… Sii akhri

Kal-fadhiga 50-aad ee Baarlamanka Puntland oo gebi ahaanba xirmay

Posted on September 26, 2022September 26, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close