Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Opinion: Here’s the map Biden’s administration should follow on Africa

As African leaders prepare to gather in Washingtonthis month at the invitation of President Joe Biden, they share a vision… Sii akhri

Posted on December 12, 2022December 12, 2022

Maraykanka oo xiray sarkaal Liibiyaan ah oo loo haysto diyaarad burburtay 1988

Posted on December 12, 2022December 12, 2022 by News Office

Waaxda Caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in hay’adda dembi-baarista ee FBI inay gacanta ku hayaan sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka Liibiya… Sii akhri

Puntland oo baaritaan ku samaynaysa shakhsiyaad Maraykanku ku eedeeyay Argagixiso

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Qaar kamid ah Odayaasha iyo Cuqaasha Beesha Cali Saleebaan.… Sii akhri

Warbixin laga soo saaray Tirada Suxufiyiinta sannadkan 2022 lagu dilay Caalamka

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Ururka caalamiga ah ee suxufiyiinta ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in sannadkan 67 suxufiyiin iyo shaqaale warbaahineed ah… Sii akhri

Madaxda Hirshabeelle oo booqday degaanno laga saaray Al-shabaab

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta booqday degaanno… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, ahna Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir ka dhacay dalka Angola

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka… Sii akhri

Xog: Afar Dowlad Goboleed oo samaynaya iskaashi ka dhan ah Villa Somalia

Posted on December 10, 2022December 10, 2022 by News Office

Xiriirka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa soo hagaagaya, sida ay sheegayaan xogo kala duwan. Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo… Sii akhri

Madaxweyne Lafta Gareen oo lagu wado in uu maanta ka amba-baxo Garoowe

Posted on December 10, 2022December 10, 2022 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu wadaa in uu maanta ka amba-baxo caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxweyne Lafta… Sii akhri

Deni iyo Lafta Gareen oo xalay kulan ku yeeshay Madaxtooyada Garoowe

Posted on December 10, 2022December 10, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa xalay kulan ku yeeshay Madaxtooyada Garoowe. Wararka ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close