Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliiska Puntland oo Boosaaso ku qabtay nin ku eedaysan dil

Ciidanka Booliiska Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay Faarax Jibriil Xuseen oo ku eedaysan dilka Marxuum Maxamed Cabdirashiid Cabdiraxman. Qoraal… Sii akhri

Posted on December 10, 2022December 10, 2022 by News Office

Waa in Madaxweyne Xasan Sheekh Oggolaado in La Akhristo Buuggiisa Qalin-jebinta

Posted on December 9, 2022December 12, 2022 by cph

Muqdisho (Faallo PP) — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa dhowaan la guddoonsiiyay shahaadada PhD kaddib markuu difaacay doodda uu ku… Sii akhri

Puntland: Isu socodka gaadiidka Garowe iyo Gaalkacyo oo loo gooyay muran la xiriira ka ganacsiga jaadka

Posted on December 9, 2022December 9, 2022 by News Office

Waxaa go’an isu socodka gaadiidka u kala gooshaya qeybo ka mid ah laamiga dheer ee isku xira Gobolada Nugaal iyo… Sii akhri

DP World and Puntland Government sign construction agreement to upgrade Port of Bosaso

Posted on December 9, 2022December 9, 2022 by cph

Ahmed Yaasiin Saalah, Puntland’s Minister of Ports and Maritime Transport, Suhail Albanna, DP World’s CEO and Managing Director, Middle East… Sii akhri

Jubaland oo baaritaan madax-bannaan ku samaynaysa dilka Taliye Bakaal Kooke

Posted on December 9, 2022December 9, 2022 by News Office

Jubaland ayaa shaacisay in baaritaan madax-bannaan lagu samaynayo dilka Taliyihii Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Gobolka Gedo Cabdiraxmaan Cabdullaahi (Bakaal Kooke). Wasiirka… Sii akhri

Golaha Wakiilada Maraykanka oo meel-mariyay sharciga miisaaniyadda difaaca

Posted on December 9, 2022December 9, 2022 by News Office

Aqalka Golaha Wakiillada ee Maraykanka ayaa meel mariyey sharciga miisaaniyadda difaaca ee Maraykanka ee sannadka soo socda, kaas oo ku… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Garoowe

Posted on December 8, 2022December 8, 2022 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo ku sii jeeda Garoowe

Posted on December 8, 2022December 8, 2022 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maalmaha soo socda ku soo wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Xogaha… Sii akhri

Puntland oo markii ugu horreysay yeelatay Maxkamadda Dastuuriga ah

Posted on December 8, 2022December 8, 2022 by Desk

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland ayaa maanta ansixiyay 4 xubnood oo ka mid noqonaya Maxkamadda Dastuuriga ah. 43 mudane ayaa oggol… Sii akhri

XOG: Madaxweynaha Puntland oo qorshaynaya Isku dhaandhayn cusub

Posted on December 8, 2022December 8, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa qorshaynaya in uu Todobaadka soo socda isku shaandhayn ku sameeyo Golaha Wasiirada. Dad lagu kalsoon… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close