Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo $10 Milyan dul-dhigay Madaxa Maxamuud Cabdi Aden oo ka tirsan Al-shabaab

Mareykanka ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Abdi Aden iyo… Sii akhri

Posted on January 13, 2023January 13, 2023 by News Office

Banaan-bax ay soo abaabushay dowladda oo ka dhacay Muqdisho

Posted on January 12, 2023January 12, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka qayb-galaya bannaan-bax ay dowladda soo abaabushay oo looga soo horjeedo… Sii akhri

Maxkamada Ciidamada Soomaaliya oo dil ku xukuntay sarkaal lagu helay fududaynta Qaraxyada

Posted on January 12, 2023January 12, 2023 by News Office

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ku xukuntay Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle oo… Sii akhri

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo digniin soo saartay

Posted on January 12, 2023January 12, 2023 by Desk

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya qaybteeda maareynta daawada ayaa soo saartay digniin ku aadan laba daawo oo loo isticmaalo daaweynta xanuunada ku… Sii akhri

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland oo magacaabis sameeyay

Posted on January 12, 2023January 12, 2023 by News Office

Taliyaha Booliska Puntland S/Guuto, Muumin Cabdi Shire ayaa taliyaal saldhig u magacaabay saddex degmo, oo ka tirsan Nugaal iyo Karkaar.… Sii akhri

PSF oo ku biiray gulufka dagaal ee Al-shabaab looga saarayo Koonfurta Gobolka Mudug

Posted on January 12, 2023January 12, 2023 by News Office

Ciidanka PSF ee Puntland ayaa si rasmi ah ugu biiray gulufka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda koonfurta Gobolka… Sii akhri

Faallo: Muxuu Maxamed Kaahin ugu warami doonaa shacabka Somaliland?

Posted on January 12, 2023January 12, 2023 by News Office

Waxaan faalladan kaga hadlayaa Istaraatiyad warbaahineed oo Soomaaliland ka dhicisowday Arbacadii iyo xaqiiqada qaddiman ee ay heleen shacabka Somaliland. Wasiirka… Sii akhri

Muxuu yahay heshiiska Puntland ka maqan tahay ee gaareen dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada?

Posted on January 11, 2023January 11, 2023 by Desk

Wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo wehelinayo gobolka Banaadir oo maalmihii la soo dhaafay shir uga socday Muqdisho… Sii akhri

Xasan Sheekh oo ka hadlay federaaleynta garsoorka ee Puntland diiday

Posted on January 11, 2023January 11, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirka sannadlaha ah ee garsoorka dalka ayaa ka hadlay hannaanka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in sannadkan la dhamaystirayo dastuurka dalka

Posted on January 11, 2023January 11, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa markii u horraysay shaaciyay in sannadkan la dhammaystirayo dastuurka KMG ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close