Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Siciid Deni iyo Axmed Karaash oo aan weli ka hadlin dhibaatada ka taagan Laascaanood

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa weli ku dhici la’ in ay ka hadlaan dhibaatada… Sii akhri

Posted on December 29, 2022December 29, 2022 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood oo weli cakiran

Posted on December 29, 2022December 29, 2022 by News Office

Suuqyada iyo xarumaha Ganacsiga Laascaanood ayaa gebi ahaanba saaka xiran waxaana kacsan xaaladda magaalada. Shacabka Laascaanood ayaa maalintii saddexaad wada… Sii akhri

Qodobo ay qaarkood diidan tahay Puntland oo laga soo saaray shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Posted on December 29, 2022December 29, 2022 by Desk

War-murtiyeed ka kooban 5 qodob ayaa laga soo saaray shirkii saddexdii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday… Sii akhri

Yaa bixiyay amarka lagu laayay shacabka Laascaanood?

Posted on December 28, 2022December 28, 2022 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa mar kale Caawa Rasaas la dhacay dad rayid ah oo muddaharaad ka samaynayay Laascaanood. Muddaharaadka ayaa weli… Sii akhri

Khilaaf weli ka taagan doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland

Posted on December 28, 2022December 28, 2022 by News Office

Qaar kamid ah ururrada Siyaasadda Pumtland oo qoraal wadajir ah soo saaray ayaa ku celiyay in aan weli lagu heshiin… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo ka hortimid shidaal laga baarayo Somaliland

Posted on December 28, 2022December 28, 2022 by Desk

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay wasaaradda si dhow… Sii akhri

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo yeeshay wada-jaaxoodyo ku saabsan xiriirka labada dal

Posted on December 28, 2022December 28, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada… Sii akhri

Agabka diiwan-gelinta doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland oo gaaray Boosaaso

Posted on December 28, 2022December 28, 2022 by News Office

Agabka diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland oo xalay laga raray Garoowe ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso. Gaadiidka… Sii akhri

Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho

Posted on December 28, 2022December 28, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo… Sii akhri

Muddaharaad xooggan oo mar kale saaka dib uga bilowday Laascaanood

Posted on December 28, 2022December 28, 2022 by News Office

Muddaharaad xooggan ayaa mar kale saaka dib uga bilowday magaalada Laascaanood halkaas oo shalay ciidamada Somaliland ku laayeen dad shacab… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close