Sacduudiga oo Bashar al-Assad ku casumaya shir madaxeedka Carabta
Sacuudi Carabiya ayaa qorsheyneysa inay ku casuunto madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Riyadh martigelineyso bisha May. Wasiirka arrimaha…
Open this website in Safari first.
Sacuudi Carabiya ayaa qorsheyneysa inay ku casuunto madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Riyadh martigelineyso bisha May. Wasiirka arrimaha…
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Senator hore Kornayl Axmed Xaashi Maxamuud, Xildhibaan hore Rashiid Aadan…
Xukuumadda Puntland ayaa mar kale ku celisay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn colaadda ka taagan magaalada Laascaanood. Wasiirka Warfaafinta Puntland…
Xiisadda Laascaanood ayaa ku sii fidaysa degaannada laamiga saaran oo marin u ah gurmadka iyo saadka Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde. Iska…
Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen kadib gacanta kusoo dhigay laba nin oo ku eedaysane in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in…
Hoggaanka sare ee SSC-khaatumo ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay dagaalka maanta ka socda duleedka Laascaanood War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in…
Ciidamada Somaliland ayaa mar kale saaka weerar ku soo qaaday magaalada Laascaanood kadib markii ay ku fashilmeen weerarkii shalay. Jihooyinka galbeedka iyo…
Sarkaal ka tirsan waaxda danbi baarista C.I.D-da Puntland ayaa xalay lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo kadib qarax loogu xiray gaarigiisa. Sarkaalkan oo magaciisu…
Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda dowladda…