Dagaal ka socda jihooyin kamid ah jiidda Laascaanood
Dagaal xooggan ayaa sida la soo werinayo ka socda jihooyin kala duwan oo kamid ah jiidda Laascaanood. Ciidamada Somaliland ayaa la xaqiijinayaa…
Open this website in Safari first.
Dagaal xooggan ayaa sida la soo werinayo ka socda jihooyin kala duwan oo kamid ah jiidda Laascaanood. Ciidamada Somaliland ayaa la xaqiijinayaa…
Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday Taliska Muuse Biixi in uu Ciidamadiisa dib uga la baxo nawaaxiga magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.…
Ciidanka Booliska dowladda Puntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeeen Boosaaso waxay ku qabteen gaari waday lacago been abuur ah. Warbixin…
Shirka Golaha Wasiirrada ee maanta oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey qaraarka nidaaminta gaadiidka…
Ugu yaraan 28 ruux ayaa ku dhintay,230 kalena waa laga soo badbaadiyay kadib markii markabka rakaab siday uu ku gubtay dalka Filibiin.…
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in dhigiisa Ruushka Vladimir Putin laga yaabo inuu booqdo Turkiga 27-ka bisha soo socota ee…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u magcaabay Richard H. Riley in uu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, sida…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa Talaadadii sheegay in maamulkiisu uu isku dayayo inuu wadahadal la yeesho ‘jabhad sharci-darro ah’ oo inta badan ka…
Ciidanka Ruushka ayaa bilaabay dhoolatus ay ku sameynayaan nidaamka gantaalaha isaga gudba qaaradaha, taasoo loo arko isku day kale oo Moscow ay…
Taliska Ciidamada Somaliland ayaa mar kale ku celiyay in ay weerar ku qaadayaan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Qoraal lagu daabacay…