Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in uu wada-hadal la galayo jabhadda OLA

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa Talaadadii sheegay in maamulkiisu uu isku dayayo inuu wadahadal la yeesho ‘jabhad sharci-darro ah’ oo inta… Sii akhri

Posted on March 29, 2023March 29, 2023 by News Office

Ruushka oo dhoola-tus ku samaynaya Gantaalaha isaga gudba Qaaradaha

Posted on March 29, 2023March 29, 2023 by News Office

Ciidanka Ruushka ayaa bilaabay dhoolatus ay ku sameynayaan nidaamka gantaalaha isaga gudba qaaradaha, taasoo loo arko isku day kale oo… Sii akhri

Somaliland oo mar kale ku celisay in ay dagaal ku qaadayso Laascaanood

Posted on March 29, 2023March 29, 2023 by News Office

Taliska Ciidamada Somaliland ayaa mar kale ku celiyay in ay weerar ku qaadayaan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Qoraal… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo u yeertay Safiirka Faransiiska

Posted on March 29, 2023March 29, 2023 by News Office

Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga ayaa u yeertay safiirka Faransiiska si ay “si xooggan ugu cambaareyso” go’aanka uu Senate-ka dalkaas ku… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku… Sii akhri

Booliska Gobolka Banaadir oo burburiyay warshadii Maandooriyaha Muqdisho

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Booliska Gobolk Banaadir ayaa shaaciyay in ay burburiyeen xaruntii maandooriyaha ee ugu weyneyd Muqdisho. Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Laascaanood

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa saaka abaabul iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada duleedka Laascaanood. Qaar kamid ah gaadiidkii dagaalka oo laga… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo diiday Codsi uga yimid Ruushka

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii diiday codsi ka yimi dalka Ruushka oo ahaa in baaritaan lagu sameeyo weerarkii… Sii akhri

Waxgaradka iyo Ganacsatada Buuhoodle oo beeniyay warar laga faafiyay degmadaas

Posted on March 27, 2023March 27, 2023 by News Office

Waxgaradka iyo Ganacsatada magaalada Buuhoodle oo waxba kama jiraan ku tilmaamay war been abuur ah oo laga faafiyay degmadaasi. Waxgaradka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo Muqdisho ka dhagax-dhigay Warshad samaysa Burka

Posted on March 27, 2023March 27, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horreysay ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close