Dagaal mar kale saaka ka qarxay hareeraha Laascaanood
Ciidamada Somaliland ayaa mar kale saaka weerar ku soo qaaday magaalada Laascaanood kadib markii ay ku fashilmeen weerarkii shalay. Jihooyinka… Sii akhri
Ciidamada Somaliland ayaa mar kale saaka weerar ku soo qaaday magaalada Laascaanood kadib markii ay ku fashilmeen weerarkii shalay. Jihooyinka… Sii akhri
Sarkaal ka tirsan waaxda danbi baarista C.I.D-da Puntland ayaa xalay lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo kadib qarax loogu xiray gaarigiisa. Sarkaalkan… Sii akhri
Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka… Sii akhri
Dagaal xooggan ayaa sida la soo werinayo ka socda jihooyin kala duwan oo kamid ah jiidda Laascaanood. Ciidamada Somaliland ayaa… Sii akhri
Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday Taliska Muuse Biixi in uu Ciidamadiisa dib uga la baxo nawaaxiga magaalada Laascaanood ee xarunta… Sii akhri
Ciidanka Booliska dowladda Puntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeeen Boosaaso waxay ku qabteen gaari waday lacago been abuur… Sii akhri
Shirka Golaha Wasiirrada ee maanta oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey qaraarka… Sii akhri
Ugu yaraan 28 ruux ayaa ku dhintay,230 kalena waa laga soo badbaadiyay kadib markii markabka rakaab siday uu ku gubtay… Sii akhri
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in dhigiisa Ruushka Vladimir Putin laga yaabo inuu booqdo Turkiga 27-ka bisha soo… Sii akhri
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u magcaabay Richard H. Riley in uu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan… Sii akhri